Jubbaland oo hakisay ka qeyb galka shirarka deyn cafinta ee ay waddo DF (Akhriso)

Wasaaradda maaliyada Jubbaland ayaa hakisay ka qeyb galka shirarka looga arrinsanayo arrimaha maaliyada iyo deyn cafinta ee ay Hormuudka ka tahay DFS.

Qoraal ay soo saartay Wasaarada Maaliyada Jubbaland oo lagu faafiyey baraha bulshada ayaa lagu sheegay in go’aankan uu jawaab u yahay dhibaatooyinka DF ka wado gobolka Gedo iyo xuduuda Kenya sida lagu xusay qoraalka.

HOOS KA DAALACO QORAALKA JUBBALAND OO DHAMEYSTIRAN.

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -