Musharaxiin Shuruudo ku xiray ka qeyb galka Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Sadex kamid ah Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha maamulka Galmudug dhawaana Isbaheysi kaga dhawaaqay magaalada Dhuusomareeb ayaa soo saaray War Saxaafadeed ay uga hadlayaan doorashada Madaxweynaha .

War wadajir ah ay soo saareen Musharaxiintan ayey ku sheegeen in ay u baahan yihiin la siiyo waqti haboon ay ku ololeeyaan oo gaaraya ilaa 3-Isbuuc, waxa ayna cadeeyeen hadii sida ay hada u socdaan aan waxbo laga badalin aysan ka qeyb gali doonin Doorashada.

Halkan ka Akhriso War Saxaafadeedka ay soo saareen Musharaxiinta

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia

Allbanaadir@live.com

- Advertisement -