Ahlu Sunna oo shaacisay liiska 20-ka Xildhibaan ee laga siiyay Galmudug (Magacyada iyo Qabiilada)

Kooxda Ahlu Sunna Waljameeca ayaa shaacisay magacyada liiska 20-ka Xildhibaan ee laga siiyay Baarlamaanka cusub ee maamulka Galmudug, waxaana Xildhibaanadan soo xulay Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Shaakir.

Xildhibaanada Ahlu Sunna ka qaadatay Baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa lagu saleeyay nidaamka qabiilka, waxa ayna Ahlu Sunna qabiilada Galmudug dega ku yeelatay xubno iyaga siyaasad ahaan matalaya.

Xukuumada federaalka Soomaaliya iyo Ahlu Sunna ayaa ku heshiiyay in Baarlamanaka cusub ee Galmudug laga siiyo labo 20-Xildhibaan oo iyagu soo xulayaan halka inta harsan oo ah 89-Xildhibaan ay soo xulayaan Odayaasha Beelaha dega Galmudug

Halkan ka Akhriso Magacuada iyo Qabiilada Xildhibaanada AHlu Sunna qaadatay  

- Advertisement -