Wasaaradda amniga oo war ka soo saartay isbedelka qorshaha amniga Muqdisho (Akhriso)

Wasaaradda amniga Xukuumadda federaalka Somalia Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda amniga Muqdisho.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu beeniyey in ciidamada xaslinta ka guureen Isgoysyada Muqdisho qaarkood, balse uu jiro qorshe loogu habeynayo ciidamada si ay amaan ka u sii xoojiyaan.

Qoraalka ayaa Shacabka Soomaaliyeed looga dalbaday iney shaqeeyaan ciidamada amaanka ee howlgalada ka wada caasimada.

Qoraalka Wasaarada amniga Somalia ka akhriso halkan hoose:-  

Xafiiska Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -