Monday, May 13, 2024

Dab xooggan oo goor dhow qabsaday Garaash ku yaalla agagaarka KM4 (Sawirro)

Dab aad u xooggan ayaa goor dhow xiligii qorax dhaca waxaa uu ka kacay garaash ku yaalla agagaarka isgoyska Km4 ee magaalada Muqdisho. Garaashkan oo...

Somalia oo gudoontay dhaqaale loogu talo galay la dagaalanka Coronavirus (Sawirro)

Xoghayaha joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Maxamed Cali-Nuur Xaaji ayaa maanta oo Isniin ah ka guddoomay jeeg ay ku qoran...

Fahad Yaasiin oo Magacaabay taliyaha cusub ee Nabad sugida Gobolka Benaadir

Agaasimaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa Taliye cusub u magacaabay Nabadsugida Gobolka Banaadir. Fahad Yaasiin ayaa wareegto kasoo...

Maxay tahay sababta uu Soomaaliya ugu soo batay kufsiga Caruurta?

Kufsiga caruurta da'doodu aad u yar tahay ayaa Soomaaliya si xoogan uga noqotay dhibaato wax ka qabadkeedu faraha ka baxay (Rape Crisis), taas oo...

Bixinta Baasaboorka Soomaaliga oo hakad la geliyey iyo Sababta ka dambeysa

Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay la si KMG ah loo hakiyay bixinta qabashada codsiga Baasaboorka, iyadoo laga duuliyo taxadirka laga...

Ciidamada Maraykanka oo hal maalin saddex duqeyn ka fuliyey gobolka Sh/hoose

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa shaaciyey in saddex duqeyn oo cirka ah uu ka fuliyey Gobolka Sh/Hoose, iyadoo lagu dilay xubno ka...

Dagaal caawa ka socda degmada Wanle-weyn iyo tuulooyin dab la qabadsiiyey

Dagaal xooggan oo u dhexeeya beelo wada dega degmada Wanla-weyn ee gobolka Sh/hoose ayaa caawa saqdii dhexe mar kale ka bilowday degmadaas iyo qaar...

Soomaali 300 ku dhow oo dal ka tirsan qaarada Yurub u jiifa cudurka Coronavirus

Waaxda dowlada Norway u qaabilsan caafimaadka dadweynaha ayaa warbixinta maalinlaha ah ee tirakoobka dadka uu ku dhacay xanuunka Covid-19, ku sheegtay in ilaa hadda...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs