Saturday, May 11, 2024

Dadkii ugu badnaa ee ka bogsaday COVID-19 oo ka baxay Isbitaalka Martiini

Maamulka Isbitaalka u gaarka ah la tacaalidda safmarka COVID19 ee Martiini ayaa shaaciyay in 42 bukaan oo kamid ah kuwa xaaladahoodu adkaayeen ay bogsoodeen...

Iimaan Caddow Kaarshe oo isagoo katiinad ku xiran laga soo dejiyey Muqdisho

Dayuurad siday Guddoomiyihii degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo Iimaan Caddow Kaarshe oo xiran ayaa galabta ka soo degtay magaalada Muqdisho. Arrintan ayaa ka dambeysay markii...

Immisa kiis oo COVID-19 ayaa dalka laga helay 24-kii saac ee la soo dhaafay?

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay dalka laga diiwaan geliyay 35 xaaladood oo COVID-19 ah. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka...

Jabuuti oo shaacisay xiliga ay bixisay lacagta ay ugu deeqday gurmadka Belad-weyne

Iyadoo Guddiga Gurmadka Beleweyne ay 7-dii bisha sheegeen in lacag gaareysa $600,000 oo ay dowladdu Jabuuti ugu deeqday dadka ay fatahaaduhu saameeyeen aanay iyagu...

(Sawirro) Halkee marayaa dhismaha laamiga cusub ee ka socda degmada Dayniile?

Dhismaha Wadada laamiga ah ee dhexmarta degmada Dayniile ee gobolka Banaadir ayaa ku socda si habsami leh. Guddoomiyaha gobalka Banaadir Cumar Filish ayaa bishii hore...

Senataro ka tirsan Aqalka sare oo dacwad ku soo oogaya Wasiir Oomaar & Fahad...

Labo Senator oo ka tirsan aqalka sare ee baarlamanka Somalia ayaa ka waramay sida looga reebay maanta diyaarad ku socotay Magaalada Kismaayo oo siday...

Ciidanka Danab oo weeraray goob ay shir ku lahaayeen Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada Kumandoska Somalia ee Maraykanku tababaray ayaa sheegay iney weerareen degaanka Carabow oo 50-km u jira degmada Bu'aale ee gobolka Jubbada dhexe halkaasoo ay...

“Farmaajo & Khayre ka hor, Somalia waxay la mid ahayd; Markab badwayn ku quusay”

Ruqiyo C/qaadir Maxamed waa aqoonyahanad safka hore kaga jirta gabdhaha ugu firfircoon Jaaliyada Soomaalida dalka Jarmalka. Wareysi ay siisay Ruqiyo mid ka mid ah Idaacadaha...

Jabuuti oo xili dheeraad ah ku kordhisay xayiraada ka dhalatay COVID-19

Djibouti oo laga helay tirada ugu badan ee COVID-19 ee dalalka Bariga Africa ayaa maanta dib u dhigtay qorshey ay ku dooneysay in ay...

Wasaarada Caafimaadka DF oo shaacisay dadkii ugu badnaa ee ka bogsaday COVID-19

Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 57 xaalado...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs