Sunday, May 19, 2024

Dowladda Somalia oo War kulul ka soo saartay xasuuqii ka dhacay Tuulada Gololey

WAR-SAXAAFADEED Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay si adag u cambaareyneysaa falkii argagaxa lahaa ee ka dhacay tuulada Gololey oo hoostagta Degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha...

Miisaaniyada Xukuumada Somalia ee sanadka 2020 oo la kordhiyey, lana asixiyey

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa guddoomiyay Shirka Golaha wasiirrada oo maanta si aqlabiyad leh loogu ansixiyay ku noqoshada miisaaniyadda sanadka 2020 oo...

Golaha Wasiirada Somalia oo Magacaabay agaasimaha hey’ad cusub & ku-xigeenkiisa

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyey magacaabidda Agaasimaha Guud ee Hay’adda Tirakoobka Qaranka (National Bureau of Statistics) iyo ku-xigeenkiisa. Sharma’arke Faarax ayaa loo magacaabay Agaasimaha...

Faahfaahino ka soo baxaya cida ka dambeysay dhalinyarada lagu laayey duleedka Balcad

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya cida ka dambeysay dilka dhalinyaro ka kooban 8 qofood oo meydadkooda la soo dhigay degaanka Gololey ee...

Kiisaskii ugu badnaa ee cudurka COVID-19 oo laga helay dalalka Itoobiya iyo Kenya

Kenya iyo Itoobiya dadka laga helayo Corona ayaa sare u kacay 24 saac ee la soo dhaafay, ka dib markii ay kordhiyeen goobaha hubinta...

Meydadka 8 dhalinyaro ah oo la soo dhigay duleedka degmadda Balcad

Banaanka degaanka Gololey ee duleedka degmada Balcad ayaa waxaa goor dhow la soo dhigay meydadka siddeed dhalinyaro ah oo shalay laga qafaashay degaankaas. Rag hubeysan...

Somaliland oo si kulul uga jawaabtay qoraal ka soo baxay guddiga doorashada Somalia

Golaha Wasiirrada Somaliland ayaa yeeshay kulan habka Maqalka iyo Muuqaalka ah  oo uu shir guddoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxaana ay warbiximo kaga dhagaysteen...

Tirada xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaan geliyey 24 saac oo hoos u dhacday

La taliyaha sare ee COVID19, Dr. Maxamed Maxamuud Cali (Fuje) ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegay in 24kii saac ee lasoo dhaafay...

Shilkii lagu hoobtay oo caawa ka dhacay Isgoyska H/wadaag oo Faahfaahin laga bixiyey (Sawirro)

Gudoomiyaha degmada H/wadaag ee gobolka Banaadir Mustaf Cali Khayre ayaa faahfaahin ka bixiyey shil khasaare badan geystay oo caawa ka dhacay isgoyska mashquulka badan...

Gaari nooca xamuulka ah oo dad badan ku laayey isgoys ku yaalla Muqdisho

Gaari nooca xamuulka ah oo fariinka goostay ayaa la sheegay inuu goor dhow oo caawa fiidkii ah dad badan ku laayey nawaaxiga isgoyska H/wadaag...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs