Sunday, May 19, 2024

Dagaaladii ka socday gobolka Tigray ee dalka Itoobiya oo weji cusub yeeshay

Jabhadda gobolka Tigray ee Ethiopia ayaa fuliyey holwgallo ka dhan ah ciidamo taageersan dowladda oo ku sugan gobolka deriska ah ee Cafarta, waxaa sidaas...

Cutubyo ka tirsan Kumandoska Gorgor oo tababar loo soo xiray (Sawirro)

Cutubyo ka tirsan Guutada 9-aad ee ciidamada Kumaandoska Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Gorgor ayaa maanta tababar loogu soo xiray xerada tababarrada ciidamada Soomaaliya ee...

Midowga Musharixiinta oo ka digay shan caqabadood oo heysta doorashada (Akhriso)

Midowga Musharixiinta ayaa walaac xoog leh ka muujiyay in doorasho xor iyo xalaal ah oo ku qabsoonto waqtigii loo asteeyey ay ka dhacdo dalka. Arrintan...

Ku-simaha Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Taliye ciidan (Akhriso)

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Taliyaha  Qaybta Booliiska Gobolka Sool. Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowladda...

Qiimaha la iibiyo xoolaha nool ee Suuqyada Muqdisho oo cirka isku shareeray (Sawirro)

Qiimaha la kala siisto xoolaha nool ee Suuqyada magaalada Muqdisho oo cirka isku shareeray, munaasabada Ciidul adxaa awgeed Qiimaha la kala siisto xoolaha nool gaar...

Abiy Ahmed oo Mar kale ku dhawaaqay guluf dagaal oo dhan ah Jabhada TPLF

Dowlada Itoobiya ayaa mar kale ku dhawaaqday guluf dagaal oo ka dhan kooxda TPLF ee dhowaan qabsatay qaybo ka tirsan Gobolka Tigray, iyadoo talaabadan...

Rooble oo arrin caqabad ku ah doorashada kala shiray Safiirada Beesha caalamka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulamo goonni goonni ah la yeeshay qaar ka mid ah safiirada reer galbeedka u...

(Sawirro) Gabar uu dhalay safiirka Afghanistan u fadhiya Pakistan oo afduub & jirdil loo...

Koox aan heybtooda la garan ayaa afduubtay gabar uu dhalay safiirka Afghanistan u fadhiya Pakistan inkastoo markii dambe ay sii daayeen. Silsila Ali-Akhil ayaa muddo...

Faahfaahin: Askari ka tirsanaa ciidamada dowlada oo toogasho lagu dilay

Faahfaahino ayaa kasoo baxaya dil xalay loogu geystay magaalada Baledweyne Askari ka tirsana ciidamada dowladda Soomaaliya ee ka howlgala magaaladaas. Xasan Maxamud Qeyliye ayaa waxaa...

Guddigii loo Magacaabay xalinta arrinta Gedo oo heshiis la gaaray Waxgaradka Garbahaarey

Guddigii uu ra’iisul Wasaraaha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u magacaabay dib heshiisiinta gobolka Gedo oo dhawaan gaaray magaalada Garbahaarey ayaa shirar la lahaayeen...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs