Wednesday, May 1, 2024

Midowga Yurub oo ka caga jiidaya fulinta dalab ka yimid hogaanka dalka Ukraine

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky, ayaa ku eedeeyay wadamada Yurub ee wali sii iibsanaya saliida Ruushka in ay lacagtooda ku beddelanayaan dhiiga dadka kale. Zelensky waxa...

Taliyeyaashii Xildhibaanada noqday Maxay u diideen dhaartii xubnaha labada aqal?

Taliyeyaasha ciidamada Asluubta iyo iyo NISA ee ka mid noqday golaha shacabka ayaan ka qeyb galin dhaarintiio xubnaha labada aqal ee Baarlamanka oo shalay...

Maamulka Gedo oo ka soo horjeestay go’aankii doorashada looga wareejiyey Garbahaarey

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Gedo Axmed Buulle Gareed ayaa ka soo horjeestay go'aankii ka soo baxay guddiga doorashooyinka heer federaal ee doorashada looga wareejiyey magaalada...

Qarax ka dhacay duleedka Muqdisho iyo faahfaahino ka soo baxaya

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya qarax caawa wax yar ka hor xiligii afurka ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho kaasoo lala beegsadaday gaadiid au wateen...

Beesha caalamka: “Madaxda Soomaalidu waa inay yareeyaan xiisadaha siyaasadeed”

Saaxiibada caalamka* waxay soo dhaweynayaan dhaarinta maanta ee xubnaha dhowaan la doortay ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee Soomaaliya. Kaddib muddo ka badan...

Farmaajo oo hambayo u diray Xildhibaanada la dhaariyey, ereyo dardaaran ahna u jeediyey..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ugu hambalyeeyay gudashada Dhaarta Dastuuriga ah ayaa tilmaamay...

Gudoonka KMG ah ee Baarlamanka federaalka Somalia oo la shaaciyey (Akhriso)

Kulankii Munaasabadda Dhaarinta Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka oo maanta ka ee qabsoomay Xerada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ayaa Guddoon ku meel Gaar...

Axmed Madoobe oo War ka soo saaray Go’aankii ka soo baxay Guddiga doorashada

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa soo dhaweeyay go’aanka guddiga doorashooyinka heer Federaalka ee lagu dardar galinayo doorashooyinka deegaan doorashada labaad ee...

Hirshabelle oo dalbatay in si shuruud la’aan ah loo fasaxo kursiga Fahad Yaasiin

War-Saxaafadeed Dowladda Hirshabeelle waxay aad uga xuntahay hakinta sharci darrada ah ee lagu sameeyay Kursiga HOP086 oo deegaan doorashadiisu tahay Dowladda Hirshabeelle. Dowladda Hirshabeelle waxay cadeeyneysaa...

Guddiga doorashada oo fasaxay labo kamid ah Kuraastii Koonfur Galbeed laga hakiyay

Gudiga Hirgelinta Doorashooyinka heer federaal ee (FIET) ayaa fasaxay Kuraasta kala ah Hop-103 iyo HOP-204 ee degaan doorashadooda tahay Koonfur Galbeed. Waxaa sidoo kale guddiga...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs