Friday, April 26, 2024

DEG DEG: Ra’iisul Wasaaraha Britain Liz Truss oo is-casishay, Lix todobaad ka dib

Ra’iisul wasaaraha Britain Liz Truss ayaa maanta sheegtay inay iska casileyso xilka ra’iisul wasaaraha Britain, ayada oo noqoneysa ra’iisul wasaarihii ugu muddada gaabnaa taariikhda...

Shiikh Aadan Madoobe iyo wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Luxembourg (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur( Madoobe) ayaa maanta gelinkii dambe gaaray caasimada Luxembourg City ee dalka Luxembourg, Waxaa...

(Sawirro) Dhaawacyada qaraxyadii Jalalaqsi & Buula-burte oo la keenay Muqdisho

Waxaa caawa Magaalada Muqdisho la soo gaarsiiyey 17 ruux oo kamid ah dad shacab oo galabta ku dhaawacmay qaraxyadii Al-shabaab ku weerareen degmooyinka Jalalaqsi...

Ciidanka Israel oo nin Falastiini ku toogtay dhulka la haysto ee daanta Galbeed

Nin Falastiini ah oo hubeysan ayaa la dilay isagoo toogasho ka fulinayay bannaanka deegaanka Yahuudda ee dhulka la haysto ee Daanta Galbeed, sida ay...

Madaxweyne caan ah oo lagu Maadsaday ka dib markii uu dalacsiiyey Jeneraal dhintay

Ku dhawaaqida madaxweynaha DR Congo Felix Tshisekedi oo uu ku dalacsiiyey jeneraal dhintay ayaa ka dhalisay jamhuuriyadda dimuqraadiga ah ee Congo xoogaa qosol iyo...

Shacab careysan oo qabtay dabley ka tirsan Al-Shabaab oo dil ka geysatay Muqdisho

Shacabka ku dhaqan Degmada Kaaraan ee gobolka Banaadur ayaa gacanta ku dhigay labo nin oo ka tirsan Alshabaab kuwaasoo isku dayay inay baxsadaan ka...

Cali Guudlaawe oo war kulul ka soo saaray qaraxyadii ka dhacay gobolka Hiiraan

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo qaraabada ay ka baxeen Allaha u naxariistee dadkii maanta ku...

Khasaaraha qaraxyadii Jalalaqsi iyo Buulo Burde oo sii kordhaya & dad lala’yahay

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheerad ah oo ku saabsan qaraxyo waaweyn oo Galabta ka dhacay Degmooyinka Jalalaqsi iy Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan, kuwaasoo...

Sidee RW Hamze loogu soo dhoweeyey Magaalooyinka Qabri Dahare iyo Godey? (Sawirro)

Kumaankun oo qof oo faraxsan ayaa galabta ku soo dhaweeyay magaalooyinka Birqod, Qabri Dahare iyo Godey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi...

Somalia oo Somaliland ka hor joogsatay iney xubin ka noqoto ururka “A-WEB” (Sawirro)

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Somalia Xaliima Yarey ayaa is'hortaag ku sameysay codsi ka yimid Somaliland, kaasoo ku aaddaana inay xubin ka noqdaan...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs