Sunday, May 19, 2024

Ukraine oo shuruud adag ku xirtay iney wadahadal la gasho dowlada Ruushka

Ukraine ayaa beenisay inay reer galbeedka ku hayaan cadaadis la xiriira inay wada xaajood la galaan Ruushka, iyagoo sheegay inay wadahadal la geli karo...

Shacabka Maraykanka oo u dareeray codeynta doorashada xilliga dhexe (Sawirro)

Shacabka Maraykanka ayaa maanta u dareeray dhiibashada codadka doorashada xilliga dhexe oo ah mid dhacda labadii sanaba mar. Dadweynaha ayaa soo dooran doona xubaha ku...

(Sawirro) Xasan Shiikh oo khudbad dheer ka jeediyay shirka isbeddelka cimilada Aduunka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27) oo ka socda...

(Sawirro) Madaxweyne Deni oo balanqaad taageero ah ka helay danjire Sebastian Groth

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Nairobi kulan Kula qaatay Safiirka Dowladda Germany ee Soomaaliya Amb. Sebastian Groth. Kulanka ayaa looga hadlay Iskaashiga...

Maxay ka wada hadleen RW Xamse iyo dhigiisa C/qaadir Kaamil Max’ed (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre oo ku sugan magaalada Jabuuti ayaa galabta kulan kula qaatay Guriga Ummadda, Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda...

DEG DEG: Ciidamada dowlada oo si buuxda ula waregay degaanka Wabxo & Al-Shabaab oo..

Ciidamada dowlada Somalia ayaa goor dhoweyd la wareegay Degaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud oo muddo dheer fariisin u aheyd kooxda Al-shabaab Ciidamada la wareegay degaankaasi...

Dawladdaha Hoose ee Muqdisho & Kigali oo heshiis iskaashi kala saxiixday (Sawirro)

Wafdiga ka kooban Agaasimayaal iyo La-taliyeyaal farsamo oo ka socda Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar oo booqasho aqoon korosi ku jooga...

Shir Magaalada Nairobi uga furmay Taliyeyaasha ciidamada Itoobiya iyo TPLF

Shir ay isugu yimaadeen Taliyaha Ciidamada Itoobiya Birhanu Julla iyo Taliyaha kooxda TPLF Taddese Warada ayaa maanta ka furmay magaalada Nairobi Waxaa soo qabanqaabiyey shrkan...

Al-Shabaab oo ka baxday degaan muhiim ah & ciidamada dowlada oo kaabiga ku haya

Ciidamo ka tirsan DF oo ka soo jeeda Beesha Duduble oo galabta ka ruqaansaday Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ayaa caawa gaaray halka loo...

Natalia Kanem oo booqasho ku timid Muqdisho & RW Xamse oo qaabilay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta qaabilay wafdi ay hoggaamineysay Agaasimaha Fulinta ee hey’adda UNFPA, Drs. Natalia Kanem oo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs