Sunday, May 19, 2024

Duqeyn ka dhacday xarun keyd shidaal ay leeyihiin Ciidamada Ruushka (Sawirro)

Duqeymo diyaaradeed ayaa sababtay dab ka kacay xarun lagu keydiyo shidaalka oo ku taal dekedda Sevastopol ee gobolka Crimea, taasoo cirka u dirtay qiiq...

(Sawirro) Shan qof oo lagu dilay toogasho cusub oo ka dhacday Mareykanka

Shan qof oo uu ku jiro ilmo 8 jir ah ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday guri ku yaalla degaanka Cleveland gobolka Texas ee...

C/raxmaan C/shakuur: “Labo wajiileynta waa meherada keli ah ee siyaasadda Somalia ka furan”

Waxaan ahay xildhibaan ku jira 6 Whatsapp group ka billawda kan beesha hoose ee Cayr, ku xiji kan Habargidir, Hawiye, xildhibaannada Galmudug, mid loo...

Senator Fartaag oo gaaray degmooyin ka tirsan Gedo, kuna dhawaaqay dagaal (Sawirro)

Senator Cabdullaahi Shiikh Ismaciil Fartaag oo ka mid ah Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Maanta Booqasho ku tegay degmooyinka Baardheere iyo Doolow ee...

Congreska Mareykanka oo diiday qaraar ku saabsan Ciidamada ka jooga Somalia

Aqalka Congresska dalka Maraykanka ayaa ka hor yimid qaraar lagu dalbanayay in ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya lagasoo saaro sanad gudihiis. 321 ka mid...

(Sawirro) Soomaali laga soo badbaadiyey dagaalka Khartuum oo la gaarsiiyey Jubba

Ku dhawaad 80 Soomaali ah oo ka baxsaday colaadda ka taagan magalada Khartuum ayaa diyaarad lagu geeyay caasimadda South Sudan ee Jubba. Waxaa gurmadkaas u...

Roobab lagu diirsaday, dhinaca kalena khasaare geystay oo ka da’ay Muqdisho (Daawo)

Roobab xooggan ayaa ka da'ay maanta magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda kuwaasoo ah kuwa xiligii gu’ga oo aalaaba bilowda sanad kasta marka la soo gaaro...

Booliska Muqdisho oo ugu dambeyn soo qabtay Yuusuf Axmed Max’uud (Sawirro)

Ciidamada booliiska oo Muqdisho ku qabtay ninkan oo dil geestay Ciidamada booliiska gobolka Banaadir gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhigga degmada Yaaqshiid ayaa xalay gacanta...

Khilaafkii Axmed Madoobe Itoobiya oo la xaliyey iyo dal arrintaas ka shaqeeyay (Sawirro)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa socdaalkii u horreeyay ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, tan iyo sanadkii 2019 wixii ka dambeeyay oo...

Dagaalkii ka socday Sudan oo yeeshay weji cusub, kuna fiday gobolo kale (Sawirro)

Dagaalyahano hubeysan ayaa maanta oo Khamiis ah weeraray magaalada ugu weyn gobolka Darfur ee dalka Suudaan, waxayna bililiqeysteen dukaamo iyo guryo, sida ay sheegeen...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs