Saturday, May 18, 2024

Baaritaanka Cudurka Coronavirus oo laga bilaabay Garoonka Aadan cadde (Sawirro)

Wasaarada Caafimaadka xukuumada Somalia ayaa bilowday iney cudurka Coronavirus ka baarto dadka ka soo degaya garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho. Wasiirka Caafimaadka Federaalka...

Madaxweynaha Eritrea oo ka laabtay go’aan culus oo uu 10 sano ka hor gaaray

Madaxweyneyaasha Kenya iyo Eritrea oo kulamo kala duwan maalmihii lasoo dhaafay ku lahaa magaalada Nairobi ayaa ku heshiiyay qodobo ay kamid yihiin sidii loo...

Agaasimihii Warfaafinta Xafiiska RW oo iscasilay & Olole cusub oo ka bilowday Villa Somalia

Agaasimihii Warfaafinta iyo Xiriirka Bulshada Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Calinuur Salaad ayaa xilka iska casilay. Waxaa uu ka mid ahaa shaqsiyaadka aadka ugu dhowaa Ra'iisul Wasaarihii...

Madaxweyne Qoor-qoor oo booqday degaanadii lagala wareegay Al-Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa kormeer ku tagay goobihii laga saaray Al-Shabaab ee gobolka Mudug. Qoor-qoor ayaa safar dheer oo dhulka ah kaga...

Wasiiru Dowlaha Amniga oo kormeer ku tagay Hey’adda Socdaalka & Jinsiyadda (Sawirro)

Wasiiru Dowlaha Amniga Gudaha XFS Mudane Farxaan Cali Axmed ayaa kormeer shaqo ku tagay Xafiisyada xarunta dhexe ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya. Wasiiru dowlaha...

Dowlada oo lagu wareejiyay warbixin ku saabsan tirada Ciidanka Soomaaliya (Sawirro)

Koox katirsan AMISOM oo loo xil saaray in ay qiimeyn ku sameeyaan ciidanka dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa soo saaray Warbixin ku aadan tirada ciidanka...

Boqolaal askari oo ku dhintay dagaalka ka soo cusboonaaday Azerbaijan & Armenia

Armenia ayaa maanta sheegtay in ugu yaraan 136 ka mid ah askarteed lagu dilay dagaal ay xuduudda kula galeen ciidamada Azerbaijan toddobaadkan, taasi oo...

Muxuu Taliye Koofi ku soo kordhiyey aqoonsiga Baasaboorka Soomaaliga?

Qiimeyn la sameeyay ayaa sheegaysa in Pasaporka Soomaaliga uu ka soo raynayo  tan iyo markii ay dhacday Dowladii dhexe ee Soomaaliya, kaasoo u muuqa...

Safaarada Mareykanka ee Muqdisho oo qoraal cabasho ah gaarsiisay Dowlada Somalia

Warqad loo dusiyay warbaahinta oo si gooni ah ugu socotay wasiirka arimaha dibadda ee Soomaaliya, Abshir Cumar Huruuse, ayaa safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya waxay...

Dowlada Somalia oo talaabo qaaday ka dib qaraxii galabta ka dhacay Beled weyne

Hay'adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa Magaalada Baladweyne u dirtay Diyaarado soo daabulo dadka Shacabka ah ee ku dhaawacmay Qarixii cuslaa galabta...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs