Friday, May 17, 2024

Raisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa oo caawa gaaray dalka Kuwait (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa caawa gaaray magaalada Kuwait ee caasimadda Kuwait. Wafdiga RW Rooble ayaa...

Madaxweyne Guudlaawe oo xil sare u Magacaabay Cabdiraxiin Ciise Caddow (Akhriso)

Madaxweynaha  Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirka Wasaarada Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Hir-Shabeelle Cali Cabdulle Nuur Isagoo xilka Wasiirka Wasaaradda Maaliyada...

Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada dil saakay ka dhacay Muqdisho

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa saakay Xaafada Al Baraka ee degmada Hodan waxa ay ku dileen nin la sheegay in uu katirsanaa Shaqaalaha Wasaarada...

Qarax weyn oo goor dhow ka dhacay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Qarax xoogan ayaa goor abaara 8:00 fiidnimo ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada Maka Al mukarama qeybo ka mid ah. Qaraxan oo jugtiisa laga...

Dagaal xooggan oo ka bilowday magaalada Garawe iyo Baarlamaanka Puntland oo Sabab u noqday

Dagaal u dhaxeeya ciidamada maamulka Puntland ee taabacsan Madaxweyne Deni iyo ciidamo kale oo mucaarad ah oo kasoo horjeeda ayaa ka qarxay xaafado katirsan...

Madaxweyne Laftagareen oo ka hadlay, tacsina ka diray geerida Marxuum Xildhiban Boorow

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen  ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed ee uu...

Qaraxyo goor dhow ka dhacay isgoys Mashquul badan oo ku yaalla Muqdisho (Sawirro)

Qaraxyo ayaa goor dhow abaarihii 12:20 duhurnimo ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan wadada isku xirta labada isgoys ee Banaadir iyo Zoope gaar ahaan agagaarka...

Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Danjire Kate Foster (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga danjiranimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Boqortooyada Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya Marwo Kate...

Wasaaradda Caafimaadka DF oo ka Warbixisay xaaladihii ugu dambeeyey ee COVID-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay xaalado cusub oo COVID-19 ah...

Muxuu Aadan Madoobe kala hadlay Jaaliyadda Soomaalida Washington? (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa kulan la qaatay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs