Friday, June 14, 2024

Dokumenti xasaasi ah oo lagu wareejiyey Guddiga la socodka Dastuurka BFS (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka JFS, Xassan Macalin Maxamuud ayaa Maanta ku wareejiyay gudiga la socodka iyo hirgalinta Dastuurka ee Baarlamanka federaalka Soomaaliya...

Sarkaal iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab oo howlgal qorsheysan lagu dilay

Ciidanka Xoogga dalka iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa sheegay iney burburiyeen Fariisimo Al-shabaab ku lahayd deegaanka Miido ee Gobolka Jubbada hoose. Howgal qorshaysan oo ay sameeyeen...

Puntland oo heegan sare gelisay ciidankeeda iyo amniga dekeda Garacad oo la xoojiyey

Ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan Gobolka Mudug ee bartamaha Somalia ayaa heegan buuxa la geliyay sida ay wararku xaqiijinayaan. Sidoo kale, Xeebaha degaannada Gobolka...

Kenya: “DF Somalia waxay ku soo xad gudubtay dhulka iyo madax-banaanida dalkeena”

Kenya ayaa ku eedeysay dowlada Somalia iney ku xadgudubtay dhulka iyo madax-banaanida dalkeeda. War-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada dowlada Kenya ayaa lagu sheegay in maanta...

Saciid Ciise: “Puntland ha lagu taageero qabashada doorasho qof iyo cod ah”

Mudane Saciid Deni wuxuu Puntland u horseeday hogaamin uu shacabka Puntland uu gacmahooda dib ugu soo celinayo awooda dowladnimada maamul goboleedkooda, taasoo ka turjumeysa...

Cali Guudlaawe oo aqoonsi degmo siiyey degaan ka tirsan Hirshabelle (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo maanta gaaray Magaalada Al-kowsar ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaas. Madaxweynaha oo socdaal dhiirigalin ah ku...

Waa kuma Maxamed Qanyare “ Taariikhdiisa soddomeeyadii sano ee u dambeeyay (Qaybta Labaad)

Mar uu Qanyare Wasiir ka ahaa Dowlad aan la aqoonsaneyn ayay Baydhaba ku qabteen in ka badan 20 ajnabi ah ayaga oo ku eedeynaya...

Shariif Xassan oo ka hadlay cida diiday safarkii uu maanta ku tegi lahaa...

Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan oo saaka loo diiday inuu u safro magaalada Baydhabo laguna celiyay Garoonka Aadan-Cadde ayaa faah...

Masuul saaka laga celiyey garoonka Aadan cadde & amarkii RW Rooble oo la jebiyey

Guddoomiyihii hore ee gobolka Gedo ayaa sheegay in saaka laga soo celiyey garoonka Aadan cadde ee Magaalada Muqdisho, xili uu doonayey inuu raaco dayuurad...

Somalia: Tirada dadka uu soo ridanayo cudurka COVID-19 oo hoos u dhacday

Wasaarada Caafimaadka Somalia ayaa shaacisay inuu si weyn hoos ugu dhacday tirada dadka uu soo ridanayo cudurka COVID-19 ee gudaha dalka. Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka...

News in English

Challenges in Somali National Election Legislation

The Somali national election law reflects a chaotic amalgamation of incompatible elements from various election systems, including dictatorial, parliamentary, and presidential models, presenting challenges...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs