Sunday, May 19, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo fariin u diray Golaha Sare & Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Sudan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Golaha Hoggaanka Ciidamada Qalabka Sida ee dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan, Axsaabta...

Shiikh Suldaan Gasle “Masjidkii aan aasaasay ayaa waxaa ii taal warqad la leeyahay ma...

Khilaafkii u dhexeeyay Guddigii maamulka Markaz QUBA oo ku yaal Magaalada Amsterdam ee waddanka Holland, ayaa mar kale soo shaac-baxay kaddib markii uu shalay...

C/risaaq Caato oo Mar kale loo magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska RW

C/risaaq Caato ayaa la soo sheegayaa in mar kale loo magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha, kaddib markii bishii hore looga qaaday...

Nin geystay toogasho uu dhiig badan ku daatay oo Maxkamad la soo taagay (Sawirro)

Xaakimka Maxkamada Florida ee dalka Mareykanka ayaa lagu wadaa inuu si rasmi ah xabsi daa'in ugu xukumo Nikolas Cruz oo ahaa ninkii dilay 17...

Muxuu Jen. Xijaar kala hadlay taliyeyasha saldhigyada Booliska Muqdisho? (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta shir la qaatay Taliyeyaasha Booliiska, Qaybta Guud ee Gobolka Banaadir, Qaybaha iyo Saldhigyada...

Arday Soomaali ah oo ku go’doonsan gobolka Tigray iyo Walaac laga muujiyey

50 ardey Soomaali ah ayaa la sheegay inay ku go’doonsan yihiin gobolka Tigray ee ay dagaalada ku dhexmarayaan ciidamada Ethiopia iyo kuwa TPLF. Ardeydan ayaa...

Ciqaabta hawlwadeenada Meherada ka dhigtay xatooyada Xoolaha dadweynaha

Qeybta 1aad Hawlwadeenada dowladda qaarkood waxey qiyaano ku sameeyaan xilka amaanada loogu dhiibay oo ay u adeegsadaan ku takrifalka awooda ay dowladu ugu dhiibtey jagada...

Sababta DF u taageertay Maamulka Axmed Madoobe u Magaacabay Gedo

Wasiirka arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan Maamulka cusub ee dhawaan Madaxweynaha...

Kenya Airweys oo mar kale dib u dhigtay duulimaadkii Muqdisho & sababta ka dambeysa

Shirkadda dayuuradaha ee Kenya Airways oo qorshaheedu uu ahaa inay Muqdisho duulimaad joogto ah ka bilowdo 15kii November ayaa markii dambe waxaa dib loogu...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo wareegto ku Magacaabay la taliye cusub

Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa u Magacaabay Mudane Cusmaan Macalin Cabdi Ibraahim in uu noqdo La-taliyaha Arimaha Golaha...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs