Wednesday, May 1, 2024

Hoggaamiyaha Xamaas oo ka hadlay dilka ciidamada Israel u geysteen caruurtiisa

Hoggaamiyaha siyaasadda Xamaas Ismaaciil Haniya ayaa xaqiijiyay in saddex ka mid ah wiilashiisa iyo afar carruur ah oo uu awoowe u ahaa lagu dilay...

(Sawirro) Jaamacadda Benaadir oo Xaflad soo dhoweyn ah u sameysay ardayda sanadkan ku biirtay

Xarunta Kambaska Dr. Ibraahim Caddow ee Jaamacada Banaadir oo ku yaalla degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu qabtay xaflad ballaaran oo...

Madaale: “Khawaarijta markii lagu jebiyey dagaalka waxay Muqdisho soo geliyeen..”

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta daahfuray kulamo Dadweyne oo ay Shacabka Gobolka Banaadir ku taageerayaan...

Nin hubeysan oo lix qof ku dhex dilay masajid ku yaalla gobolka Herat

Lix qof ayaa lagu dilay weerar uu nin hubeysan ku qaaday Masjid ku yaalla galbeedka Afghanistan, waxaa sidaas Talaadada maanta ah sheegay afhayeen u...

(Akhriso) Khudbadii Farmaajo ka jeediyey Shirka golaha Guud ee Q/Midoobay oo dhameystiran

Mudane Madaxweyne, Madaxda sharafta leh, Wufuudda, Mudanayaal iyo Marwooyin, Waxa sharaf weyn ii ah inaan hadal ka jeediyo Fadhiga 74aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay. Waxaan...

TPLF oo sheeko cusub keentay iyo Caqabado cusub oo ka hor yimid Wadahadalka Nabada

Wejigii labaad Wadahadaladii u dhaxeeyay TPLF iyo Dowladda dhexe ee Itoobiya oo ka socday magaalada Nairobi ayaa u muuqda kuwo wakhti dheer qaadan doona...

(Akhriso) Galmudug oo Maamul cusub u Magacowday degmada Caabudwaaq

Wasaarada arrimaha gudaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa Maamul  cusub u Magacowday degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda ayaa waxaa lagu Magacaabay...

Ku dhowaad kun arday ka qelin jebisay Jaamacadda Jobkey oo shahaadooyin la gudoonsiiyey

Xaflad ballaaran oo shahaadooyin lagu gudoonsiinayey ku dhowaad kun arday oo ka qelin jebisay Jaamacadda Jobkey ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo si heer...

Bankiga dhexe ee Somalia oo digniin adag siiyey Bankiyada gaarka loo leeyahay

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa maanta wuxuu shir la qaatay madaxda bankiyada gaarka loo leeyahay oo shatiga ka haysta Bankiga Dhexe, iyagoo kala hadlay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs