Sunday, May 19, 2024

Jabhado iyo Kooxo Mucaarad ah oo ku Dhawaaqay Isbahaysi ka Dhan ah Abiy Ahmed

Ciidamada Tigray ee Ethiopia, kooxo kale oo hubaysan iyo kuwa mucaarad ah ayaa dhisay isbahaysi ka dhanka ah Ra’iisul Wasaare Abiy Ahmed, iyaga oo...

Cadaadis xoogan oo la saaray Abdel Fattah al-Burhan iyo Wadahadalo cusub oo bilowday

Wadahadallo u dhexeeya Ra'iisul wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok iyo hoggaamiyeyaasha afgambigii millatari ee October 25 ayaa horumar laga sameeyay, sida ay wakaaladda wararka ee...

Imaaraadka iyo Sacuudiga oo caddeeyey mowqifkooda ku aadan afgambiga Sudan

Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta oo xiriir dhow la leh militariga Sudan ayaa ku biiray Mareykanka iyo Britain ayagoo soo saaray baaq ay ku...

Maraykanka oo liiska madow ku daray shirkad caan ah oo Israel laga leeyahay

Maraykanka ayaa Shirkad Israa'iil laga leeyahay oo samaysay barnaamijka basaasnimada ee Pegasus ku daray liiska madow ee shirkadaha ganacsiga laga xannibay. Pegasus waa Barnaamij la...

Qoraal laga faafiyey Madaxweyne Erdogan oo caro ka dhaliyey dalka Turkiga

Baraha bulshada ee waddanka Turkiga waxaa si weyn ugu faafay qoraal ku saabsan in uu "dhintay" madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip ErdoÄźan. Sida ay tabisay BBC-da...

Kenya oo hal sabab awgeed xoojineysa amaanka xadka ay la wadaagto Itoobiya

Booliiska dowladda Kenya ayaa sheegay inay si dhaw isha ugu hayaan xaaladaha isbad-badalaya ee ka taagan Itoobiya Saraakiisha amaanka ayaa Booliska ku faray iney ammaanka...

Safaarada Maraykanka ee Magaalada Addis ababa oo digniin adag soo saartay

Safaaradda Mareykanku ku leeyahay magaalada Addis Ababa ayaa war ka soo saartay xaalada Itoobiya ee sii xumaaneysa dhowrkii maalmood ee la soo dhaafay. Shaqaalaha Safaaradda...

Madaxdii la afgambiyey ee dalka Sudan oo la la’yahay iyo Qoysaskooda oo Walacsan

Qareeno matalaya hoggaamiyayaasha rayidka ah ee Sudan ee lagu xabisay afgambigii militari ee dalkaas ka dhacay toddobaadkii tegay ayaa sheegay inaan la garaneyn meel...

Jabhadaha TPLF iyo OLF-Shane oo sameystay isbaheysi cusub duulaana ku ah Adis Ababa

Dagaalka ka socda Waqooyiga dalka Itoobiya ayaa galay marxalad cusub, waxaana hada laga cabsi qabaa in Jabhada TPLF in weerar kusoo qaadaan magaalada Adis...

Dad badan oo looga shakisan yahay Qaraxii Kampala oo la xir xiray iyo howlgalo...

Ciidamada amaanka dalka Uganda gaar ahaan kuwa kahor taga waxa loogu yeero argagaxisada ayaa xabsiga dhigay dad badan oo lagu tuhmayo in ay ku...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs