Wednesday, May 8, 2024

(Sawirro) Dad ku dhamaaday Fiilo koronto oo ku dhacday Suuq laga dukaameysto

Ku dhowaad 30 qof ayaa dhimatay kadib markii ay qabatay fiilo koronto oo ku dhacday suuq ku yaalla dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo. Booliska ayaa...

Nin sheegtay in uu yahay Nabi uu waxyi kusoo degay oo xabsi la dhigay

Ciidamada ammaanka dalka Lubnaan ayaa xabsiga dhigay nin sheegtay nabinimu sidoo kale sheegay in uu waxyi kusoo degay, waxaana ninkan sheegashadiisa carro badan ka...

DEG DEG: Afgembi ka dhacay dalka Guinea & Madaxweynihii dalkaas oo la xiray

Sida ay sheegayaan Wararka ka imanaya caasimadda dalka Guinea Bissau ee Bissau rasaas xooggan ayaa laga maqlay agagaarka madaxtooyada dalkaas xilli ay shir ku...

Dal ka carooday in Magaciisa lagu daray Liiska Dalal ay Soomaaliya iyo Itoobiya kamid...

Dowlada Colombia ayaa si weyn uga carootay warbixin ay soo saartay Qaramada Midoobay oo lagu sheegay in dalkaasi uu kamid yahay 20-waddan oo oo...

Kiiska Dacwada dilka ee Madaxweyne Thomas Sankara oo la hakiyay

Waxaa si KMG ah loo hakiyay kiiska dacwada dilkii  loo geestay Madaxweynihii hore ee dalka Burkina Faso Thomas Sankara, waxaana kiiska dacwada dilka soo...

Maxkamad dil ku xukuntay 51 qof oo loo heysto dilka dad u dhashay Maraykanka...

Maxkamad ku taalla dalka Jamhuriyadda Dimoqraadiga ee Congo ayaa shalay dil ku xakuntay, 51 qof qof. Dadkan ayaa lala xiriirinayaa dilka khubaro u shaqeynayay Qaramada...

Madaxweyne 80 sano jir ah oo laga codsaday inuu xilka sii hayo ka dib...

Madaxweyne Sergio Mattarella ayaa laga codsaday inuu xilka sii hayo, kadib markii uu baarlamaanka waddankaas maalintii lixaad ku heshiin waayay musharraxa bedalaya. Dalabkan ayaa ka...

PubG oo Sabab u noqday in Wiil dhalinyaro ah uu laayo Xubno badan oo...

Magaalada Lahore ee Dalka Pakistan waxaa ka dhacday arrin murugo iyo uurkutaalo ku beertay dad badan, kaddib markii wiil 18-sano jir ah uu laayay...

Sheekh Caan ah oo gabadhiisa u doonaya nin guursada soona bandhigay Shuruudo

Sheekha caanka ah dunidda islaamka una dhashay dalka Hindiya ee , Zakir Naik, ayaa barihiisa soo dhigay qoraal uu gabdhiisa ugu raadinayo wiil guursada. Qoraalka...

Madaxweyne Biden oo Hanjabaad culus hawada u mariyay Madaxweynaha Ruushka

Xiriirka ka dhaxeeya dowladdaha Nareykanka iyo Ruushka ayaa sii xumaanaya, waxaana laga cabsi qabaa ciidamada labada dal in ay isku fara saaraan dalka Ukraine...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs