Sunday, May 19, 2024

Wiil Dhalinyaro ah oo 9 jeer isku sameeyay Qaliin is qurxin ah !! (Daawo...

26 jir u dhashay dalka Fitnam ayaa galay qaliin uu gebi ahaan beddelay muuqaalkiisa kaddib markii uu nacay sida xun oo loogu jeesjeesay muuqaalkii...

Dowlad Carbeed oo dalkeeda ka mamnuucday App-ka Clubhouse iyo Sababta keentay

Dowlada Cuman ayaa dalkeeda ka xanibtay app-ka cusub ee  codka ah  ee 'Clubhouse' , waxaana talaabada dowlada ku xanibtay app-kan cusub ka dhalatay cambaareyn...

Yaa ka Dambeeyay weerar lagu qaaday Markab Xamuul oo leedahay dowlada Iran ?

Markab nuuca xamuulka qaada ah oo laga leeyahay dalka Iran ayaa lagu qaaday weerar waxyaabo qarxa loo adeegsaday, waxaana soo baxaya tuhuno la xariira...

Abiy Ahmed oo ka jawaabay eedeymo culus oo kaga yimid Maraykanka

Dowlada Itoobiya ayaa diiday eedeymaha Mareykanka ee ah in isir sifeyn laga gaystay gobolka Tigray. Hadalka Itoobiya ayaa jawaab u ah dhaleeceyntii ugu dambeysay ee...

Warar kala duwan oo kasoo baxaya xaalada iyo halka uu joogo Madaxweyne John Magufuli

Dalka Tanzaaniya ayaa saacadihii lasoo dhaafay si weyn looga hadal hayay xaalada Madaxweynaha dalkaasi  John Magufuli, oo la sheegay in uu ku dhacay cudurka...

Qoyska George Flyod oo magdhaw loo siinayo lacag gaareysa 27 Million oo doolar

Qoyska George Flyod oo ahaa nin madow ah oo sida arxan darada ah loogu dilay Magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ayaa hada helaya lacag...

Lammaane maray tijaabadii ugu adkeyd dhinaca Jaceylka (Daawo Sawirada)

Lammaane u dhashay dalka Ukraine ayaa go’aansaday inay tijaabadii ugu adkeyd is mariyaan iyaga oo gacmaha ku wada dhifsanaya hal katiinad muddo saddex bilood...

Madaxweyne Biden oo shaaciyey Maalinta shacabkiisu ka xoroobayaan Coronavirus

Madaxwaynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in dowladiisa ay dardar-galineyso dagaalka ka dhanka ah cudurka Coronavirus. Waxaa uu intaas ku daray in Mareykanka heli doono...

Netanyahu oo baajiyey safar uu ku tegi lahaa Imaaraadka kadib xaalad culus oo lasoo...

Ra’iisul Wasaraaha Israel Benjamin Netanyahu ayaa baajiyey safar la qorsheeyey inuu maanta ku tago dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, sida uu sheegay raadiyaha dadweynaha Israel...

Dal kuyaala Afrika oo hal sano gudihiisa ay ka geeriyoodeen Labo Ra’isul Wasaare

Dalka Ivory Coast, ayaa hal sano gudihiisa waayay labo ra'isul Wasaare oo muhiim u ahaa kadib markii ay u geeriyoodeen xanuuno lasoo darsay, waxaana...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs