Tuesday, May 7, 2024

C/raxmaan C/shakuur oo Saddex qodob ku soo koobay sababta ay u sii jiraan Al-Shabaab

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ah gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Wadajir ayaa ka hadlay sababta keentay iney sii jiraan Al-shabaab, isla markaana sii...

Puntland oo fowdo ku tilmaantay booqashadii RW Khayre ku tagay Waqooyiga Gaalkacyo

Wasiiro ka tirsan Puntland oo caawa shir jaraa'id qabtay ayaa Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya ku eedeeyay inuu baal maray jadwalkii ay ku heshiiyeen ee loo...

Raisul Wasaaraha Somalia oo si diiran loogu dhoweeyey Woqooyiga Gaalkacyo (Sawirro)

Bulshada ku nool dhanka waqooyi ee degmada Gaalkacyo ayaa garoonka kubbadda cagta Cawaale si wayn ugu soo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS)...

Ambassador Nicolas B. Martinez oo balan-qaad culus e sameeyey Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Ergayga Midowga Europe uu dhowaan usoo magacaabay Soomaaliya Ambassador Nicolas...

Madaxweyne Deni oo la kulmay wakiilka cusub ee UN-ka u qaabilsan Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Qasriga Madaxtooyadda ee Garoowe ku qaabilay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey uu dhowaan usoo magacaabay arrimaha...

Puntland oo War kasoo saartay Doorashooyinka Jubbaland iyo Galmudug digniina u dirtay ..

Maamulka Puntlanad ayaa ka hadlay doorashooyinka la filayo in dhawaan ka dhacaan maamulada Jubbaland iyo Galmudug, waxa ayna dowlada federaalka uga digtay in feragaliso...

Madaxweyne Deni oo baabi’iyey heyaddo ka tirsan Maamulkiisa, kuwo cusubna soo kordhiyey

Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta  dib u habeyn ku sameeyey heyadaha maamulkiisa, isagoo qaar baabi'iyey, kuwo kale magaca ka bedelay, halka heyaddo...

Iska horimaad dhimasho & dhaawac geystay oo saaka ka dhacay duleedka Boosaaso

Iska horimaad ayaa la soo sheegayaa inuu saaka ka dhacay degaanka Mareero ee duleedka magaalada Boosaaso kaasoo dhexmaray Ciidamada amniga Puntland iyo maleeshiyo hubeysan...

Saciid Deni: “DF waa iney dhexdhexaad ka noqotaa doorashooyinka Galmudug & Jubalaland” (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay qasriga Madaxtooyada Garoowe kaga qeyb galay munaasabadda xuska 1-da Luulyo maalinta xorriyadda gobolada Koonfureed iyo midowga gobolada...

Duqa Magaalada Garowe oo ka hor yimid Mashruuca Madaxweyne Deni ee Yogo day

Magaalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal waxaa lagu qabtay saaka munaasabad loogu magac daray maalinta caalamiga ee Yogo Day, taasoo inta badan laga xuso...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs