Sunday, May 19, 2024

Jadwalka Doorashada 10-kursi oo lagu dooranayo magaalada Garawe oo la shaaciyay

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 10-kursi oo katirsan aqalka hoose oo la filayo in lagu doorto magaalada Garawe ee...

Taliyaha ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Puntland oo la magacaabay (Wareegto)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 002 ee 15-ka January 2022, kuna saabsan magacaabid Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada. Madaxweynaha...

Madaxweyne Deni oo kulan Xasaasi ah la qaatay Madaxweynayaashii hore ee Puntland

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay magaalada Garawe kulan xasaasi ah kula qaatay Madaxweynayashii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Gaas uu...

C/raxmaan Faroole oo eedeyn u jeediyey Raisul Wasaarihii hore ee Somalia

Madaxweynihii hore ee Puntland, Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, ayaa sheegay inuu ka xun yahay in ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid uu khilaafay bayaankii...

Cumar C/rashiid, Gaas iyo Faroole oo ka hor yimid go’aankii Isimada Puntland (Akhriso)

Madaxwayneyaashii hore ee Puntland C/raxmaan Maxamed Faroowe iyo C/wali Gaas iyo weliba Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa bayaan ay wadajir...

Madaxweyne Deni iyo Per Lindgärde oo arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka dowlada Sweden ee Soomaaliya Danjire...

Digniin adag oo loo diray ciidamada ilaaladada Madaxtooyada Puntland (Sawirro)

Madaxwene ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada Dowladda Puntland.   Shirkan ayaa looga hadlay...

Dad loo xir xiray dil xalay loo geestay Cabdikaafi Cabdixamiid Warsame

Ciidamada amaanka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Garawe ee caasimada Puntlanad waxa ay kusoo qab qabteen afar ruux oo lagu tuhmayo dil...

Guddi la socda Nabadeynta Deegaanka Saax-maygaag oo la magacaabay

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Guddi ka kooban masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda u magacaabay korjoogtaynta, fulinta iyo dabagalka heshiisyadii...

Puntland oo si diiran usoo dhaweesay Talaabadda uu qaaday Ra’isul Wasaare Rooble

War saxaafadeed goordhaw kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu soo dhaweeyay talaabada uu Ra’isul Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble dib ugu saxayo siyaasadda...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs