Sunday, May 19, 2024

Ciidanka Danab oo howlgal ku dilay Ashraf Azmi Abu Hamdan & ilaaladiisa

Howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen Ciidanka kumaandoska DF ee DanabĀ  ayay sheegeen iney ku dileen mid ka mid saraakiisha ajnabiga ah ee Alshabaab u...

Askari dil iyo dhaawac ka geystay deg. Belad-xaawo oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada Dowlada ee ku sugan degmada Belad-xaawo ee gobolka Gedo ayaa gacanta ku dhigay askari dad shacab ah u geystay dil iyo dhaawac. Askarigan ayey...

Mid kamid ah maamul goboleedyada oo mamnuucay xirashada Indhoshareerka

Ciidammada Booliska Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray amar cusub oo deegaanada maamulkaasi ka arimiyo looga mamnuucayo xirsahada Indhashareerka ay xirtaan haweenka.Ā  Taliyaha ciidammada Booliska...

Axmed Madoobe oo diyaariyay Liiska Musharaxiinta u taagan Aqalka sare

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa lagu soo waramayaa in uu gacanta ku hayo liiska musharaxiinta u taagan 8-da xubnood ee...

Axmed Madoobe oo soo xiray Kulan Wadareedka Dardar galinta Hiigsiga Xukuumada (Sawirro)

MadaxweynahaĀ  Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta soo xiray kulan wadareedka dardar galinta hiigsiga Xukuumada oo socday mudo sadex maalmood ah. Kulankan oo ahaa...

Rooble oo ka hadlay Doorashada ka bilaabatay Kismaayo Fariina u diray Guddiyada Doorashada

Raā€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga Maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Jubbaland , Guddiga Doorashada Heer Federaal iyo...

Maamulka Gobolka Gedo oo kahor yimid Guddigii uu Ra’isul Wasaare Rooble magacaabay

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi baaris iyo qiimeyn ku sameeya suurto galnimada in doorashada xildhibaano kamid noqonaya gollaha shacabka ka...

Axmed Madoobe oo Ballan qaad u sameeyay Guddiga Doorashada Heer Federaal (Sawirro)

MadaxweynahaĀ  Jubaland Ahmed Mohamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayay Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka heer federaal Muuse Geelle Yuusuf, oo ay wehelinayaan...

Wasaaradda Waxbarashadda DF oo shaacisay Siyaasadda Qaran ee lebiska ardayda

Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa soo saartay Siyaasadda Qaran ee lebiska ardayda wax ka barata iskuulada dalka "Wasaaradda...

Axmed Madoobe oo Kismaayo kusoo laabtay si weyna loogu soo dhaweeyay (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbaland, kadib safar dibada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs