Tuesday, June 18, 2024

Ciidamada amaanka oo qabtay Jaakad waxyaabaha qarxa lagu soo qariyay (Sawirro)

Ciidamada amaanka maamulka Galmudug ayaa howlgal ay ka sameeyeen Koonfurta magaalada Gaalkacyo waxa ay kusoo qabteen jaakad waxyaabaha qarxa lagu soo qariyay lana doonayay...

Doorashadii Gudoomiye ku-xigeenka 2aad ee Baarlamanka Galmudug oo soo idlaatay

Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey codeynta doorashada gudoomiye ku-xigeenka labaad ee baarlamanka Galmudug. Xilka gudoomiye ku-xigeenka 2aad waxaa u tartamay labada musharax ee kala...

Guddiga Farsamada iyo maamul dhisida Galmudug oo gaaray Dhuusomareeb (Sawirro)

Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug gaaray Guddiga Farsamada iyo maamul dhisida Galmudug oo dhawaan ay magacawday Wasaarada arimaha guddaha iyo federaalka. Guddigan waxaa...

Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado ka dhaceysa iyo Cali Gacal oo ka hadlay

Magaalada Cadaado oo xarun u ah garab kamid ah maamulka is khilaafsan ee Galmudug ayaa waxaa ka socda qaban qaabada Doorasho la sheegay in...

(Sawirro) Wasiirka amniga Galmudug oo wareejiyey baraha Kontrol ee K/Gaalkacyo

Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa booqday xerada tababarka ciidamada ee indha-qaris oo ku taallo duleedka magaalada Gaalkacyo. Xeradaan ayey wasaaradda amniga...

Wasiirka Arimaha gudaha oo ka hadlay Xiisadii u dhaxeysay Dowlada iyo Ahlu Sunna (Daawo...

Wasiirka arrimaha gudaha Somalia, Cabdi Maxamed Sabriye oo kulan la qaatay ganacsatada Dhuusamareeb ayaa ka hadlay xiisadii ka taagneyd Dhuusomareeb ee u dhaxeysay Dowlada...

Maamulka Galmudug oo amaro cusub ku soo rogay ganacsatada Qaadka (Akhriso)

Wasaaradda Maaliyadda Galmudug ayaa mar kale amar ka soo saartay Qaadka yimaada degaanada Galmudug, iyadoo wasaaraddu ugu yeertay ganacsatada Qaadka ka soo dajiya Garoomada...

Madaxweyne Qoorqoor oo la kulmay saraakiisha Booliska Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa caawa casho sharaf u sameeyay saraakiisha cusub ee taliska qeybta guud ee Booliiska DGGM. Ujeedada kulanka ayaa aheyd isbarasho, dhiirrigalin...

Madaxweyne Qoor Qoor oo Muddo kordhin loo sameeyay iyo DF oo go’aan laga sugayo

Baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Dhuusomareeb ee caasimadda Galmudug ayaa wax ka bedel ku sameeyay dastuurka maamulkaasi u degsanaa,...

Booliska Galmudug oo soo bandhigay rag burcad ah oo dhac geysanayey (Sawirro)

Ciidamada Booliiska Galmudug ayaa caawa soo bandhigey rag burcad ah oo dhac bareer ah u geysanayay gaadiidka safarka ah iyo dadka la socda kuwaaoo...

News in English

Challenges in Somali National Election Legislation

The Somali national election law reflects a chaotic amalgamation of incompatible elements from various election systems, including dictatorial, parliamentary, and presidential models, presenting challenges...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs