Sunday, April 28, 2024

Axmed Madoobe oo goordhaw soo gaaray Muqdisho si weyna loogu soo dhaweeyay (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw kasoo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Axmed...

Shirka Golaha Wadatashiga oo maanta furmaya iyo Qodobada looga hadlayo

Waxaa maanta lagu wadaa in xarunta madaxtooyada Soomaaliya ka furmo shirka golaha wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya madaxda ugu sareysa dowladda federaalka Soomaaliya iyo...

Haweeney dil argagax leh ka geesatay magaalada Muqdisho oo la qabtay

Ciidamada booliiska Soomaaliya gaar ahaan kuwa saldhiga degmada Kaaraan ayaa xabsiga dhigay, haweeney lagu eedeeyay in si arxan darro ah u dishay gabar todobo...

Daacish oo fulisay weerar dad badan oo Cibaadeesanayay lagu dilay iyo xubno la qabtay

Dagaalyahano katirsan kooxda Daacish ayaa rasaas xoogan ku furay goob ay ku sugnaayeen dad shiico ah oo u dhashay dalka Iran, waxaana weerarkaasi ka...

DF oo Switzerland ka codsatay in Kaalamada bani’aadannimo si toos ah u siiso (Sawirro)

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha a Soomaaliya u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa  kulan la qaatay madaxda Afrika ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan sagootin ah la qaatay Mohamed Al Hammadi (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa Hoygiisa ku qaabilay danjiraha xilka ka sii dagaya ee...

Madaxweyne Xassan Shiikh oo magacaabay la taliyaha cusub ee arrimaha..

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xasan "Juurile" in uu noqdo Lataliye Sare ee dhanka dimuqraadiyeynta...

Dowlad ka tirsan Yurub oo shaacabkeeda u fasaxday Isticmaalka xashiishka

Jarmalka ayaa  ku dhawaaqay qorshe ay ku sharciyeynayso Maandooriyaha Xashiishka, Xili aan Wali  si dhab ah hoos loo eegin ama la meel Marin Xuquuqda ...

DF oo shaacisay in howlgal qorsheysan lagu dilay 17 ka tirsan Al shabaab (Akhriso)

Dowladda Somalia ayaa sheegtay in 17 ka Tirsan Al shabaab oo xalay lagu dilay howlgal qorsheysan oo ay iska kaashadeen Hay’adda NISA iyo saaxiibada...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs