Monday, May 20, 2024

Dil argagax leh oo ka dhacay Magaalada Hyderabad & Warbaahinta oo hadal heysa (Daawo...

Saraakiisha Booliska Magaalada Hyderabad ee dalka Hindiya ayaa sheegay inay xireen nin ka dib markii ay dhimatay gabar uu dab qabadsiiyay ka dib muran...

Tartanka Ciyaaraha dowlad goboleedyada oo galabta lagu soo gebagebeynayo Muqdisho

Waxaa maanta gelinka dambe lagu soo gabagabaynayaa Magaalada Muqdisho tartanka kubadda cagta ee ciyaaraha dowlad goboleedayda Soomaaliya. Waxaa ciyaarahan oo si habsami leh uga socday...

Maamulka Puntland oo xabsiga u taxaabay Masuuliyiin caan ah oo lagu eedeeyey musuq &...

Maamulka Puntland ayaa xabsiga u taxaabay Taliyihii laanta ilaalada Canshuuraha ee gobolka Bari Axmed Cabdi Sugulle. Waxaa sidoo kale xilkii laga qaadey Maamulaha canshuuraha berriga...

Wafdi ka socda dowlada Somalia oo gaaray Garoowe & Xog ku aadan ujeedka safarkooda

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Dawlad Goboleedka Puntland. Wafdiga ayaa waxaa kamid...

Jawaari oo War ka soo saaray dalabkii xeer ilaaliyaha Qaranka ee xasaanad ka qaadida...

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka ayaa maanta waxaa hor tegay Xeer ilaaliyaha Qaranka Soomaaliya Dr. Axmed Cali Daahir si looga wada hadlo codsi...

Golaha loo dhan yahay ee QM oo cod u qaaday go’aankii Trump uu ka...

Golaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah ugu codeeyay qaraar ka hor imanaya go’aankii Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu Caasimadda Israel ugu...

Danjire Madeira oo sheegay in Milateriga Somalia aysan awood u laheyn dagaal

Madaxa howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya Francisco Madeira ayaa sheegay in dalalka saaxiibbada la ah Soomaaliya ee la shaqeeya ciidammada xoogga dalka, aysan lahayn...

Magacyada Maxaabiis ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay dagaal ka dhacay Sh/hoose

Dagaalo culus oo muddo kooban socday ayaa maanta ka dhacay duleedka degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose kaasoo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Mas’uuliyiinta...

RW Ku-xigeen shaqadiisa ku waayey aflaam anshax xumo ah oo Kombiyutarkiisa lagu arkay (Daawo...

Waxaa shaqadii ra'iisul wasaare ku xigeenka laga eryay Damian Green oo ka mid ah xulafada ay isku dhaw yihiin ra'iisul wasaaraha Britain Theresa May...

War cusub oo ka soo kordhay kiiska Soomaali gabar Australian ah ku dilay Maraykanka

Waalidka dhalay haweenay Australian u dhalatay oo ku baxday gacanta askari Maraykan ah oo asalkiisu Soomaali yahay ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs