Thursday, May 16, 2024

War- Murtiyeed laga soo saaray Shirkii lagu soo gabo gabeeyay magaalada Baydhabo

Waxaa magaalada Baydhabo lagu soo gabo gabeeyay Shir ay lahaayeen Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Gudoonada Baarlamaanada Maamul goboleedyada dalka Kulanka lagu soo gabo gabeeyay...

Daawo Sawirada: Dowlada Soomaaliya oo Saxiixday 2.7 $ Malyan oo loogu talagalay …

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa maanta Saxiixay heshiis lacag gaaraysa Labo Milyan iyo Todobo Boqol oo Kun ($2.7m) oo...

Turkiga oo Afrika ka furanaya Saldhigii Labaad iyo Jaziirada Sawaakin oo lagu wareejinayo

24 Bishaan ayey Dowladaha Turkey iyo Sudan kala saxiixdeen 12 heshiis oo uu ka mid ahaa in Jazeerada SAWAAKIN ee Badda Cas lagu wareejiyo...

Yaa Ka Mas’uul ah Caddaaladda Soomaaliya ? (Wax badan ka Ogow)

“Afrika uma baahna nin xoog badan . Waxeyse u baahan tahay hay’ado awood leh,” Oraahdii Madaxweyne Baraka Obama – Juuly 2009. Inkastoo, 5tii sanadood...

Madaxweynihii hore ee Somalia oo baaq u diray Madaxda Dowlada iyo Mucaaradka 

Madaxweynihii hore  ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee hada dalku ku sugan yahay, waxa uuna baaq muhiim ah u...

Dowlada Ruushka oo Eedeyn xoogan loo soo jeediyay 

Dowlada Ruushka ayaa lagu eedeeyay in Maraakiib shidaal waday u dirtay dalka Kuuriyda Waqooyi oo saaran cunaqabateyn dhinaco kala duwan leh. Maraakiib ay leedahay dowlada...

Siyaasiyiin iyo Xildhibaano dowlada Mucaarad ku ah oo ku shirsan Imaaraatka Carabta

Wararka aan ka heleyno dalka Imaaraatka Carabta ayaa sheegaya in dalkaasi ay ku sugan yihiin Xildhibaano katirtsan labada Aqal ee Baarlamaanka, Siyaasiyiin Mucaarad ah...

Askari Gadoodsan oo dil iyo Dhaawac galabta ka geestay Muqdisho

Waxaa gabal dhicii maanta askari la sheegay in uu katirsanaa Ciidanka Milatariga Soomaaliya rasaas dhalisay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ku furay goob...

Qoys Mudo Sadex bilood ah ku dhax xayiran Garoon Diyaaradeed (Daawo Sawirada)

Qoys kasoo jeeda dalka Zimbabwe ayaa mudo sadex bilood ah ku dhax xayiran garoonka Diyaaradaha magaalada Bangkok ee Caasimada dalka Thailand. Waaxda socdaalka Thailand, ayaa sheegtay in...

Nin Hubeesan oo dad ku laayay Kaniisad kutaala magaalada Qaahira (Daawo Sawirada)

Nin hubeesan ayaa dad badan ku dilay kaniisad kutaala Koonfurta magaalada Qaahira ee Caasimada dalka Masar , waxaana ciidamada amaanka baadi goob ugu jiraan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs