Monday, May 20, 2024

Aqoon isweydaarsi lagu tayeynayo Manhajka Jaamacada Banaadir oo ka furmay Muqdisho (Daawo Sawirro)

Wajigii labaad Aqoon-isweydaarsi la xiriira tayeynta iyo sare u qaadida Manjahyada wax looga barto qaar ka mid ah kuliyadaha Jaamacada Banaadir ayaa ka furmay...

Dugsi casri ah Oo Bishaaro Qiimo Badan U Sida Qurbajoogta Soomaaliyeed

Waxaa la ogeysiinayaa oo logu bushaaraynayaa dadweynaha ku nool gudaha iyo dabadaba qurbaha ee jecel barashada diinta islaamka In lagaaga furay machad la magac...

Nin Xaaskiisa si Farsameesan uga baxsaday mid kamid ah Kilyaheeda !!

Booliiska dalka Hindiya ayaa xabsiga dhigay labo nin oo Walaalo ah , kadib markii ragaasi lagu eedeeyay in si farsameesan kili ugala baxeen Haweeney...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Farmaajo & danjiraha Imaaraatka u fadhiya Somalia?

Madaxweynaha Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi (Farmaajo) ayaa xafiiskiisa Villa Somalia kula kulmay Safiirka dowlada Imaaraadka Carabta u fadhiya Soomaaliya Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi. Wakaaladda Wararka...

Xubno ka tirsan qoysaska Madaxweynayaal isneceb oo tartan ku kulmaya (Daawo Sawiro)

Xubno ka kala tirsan qoysaska Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi oo aad isu neceb ayaa isugu tagaya hal goob, waxaana laga yaabaa inay isu...

Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho & raggii geystay oo gacanta lagu dhigay

Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa galabta ku dilay degmada Waaberi ee gobolka Banaadir askari ka tirsanaa ciidanka nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka. Dilkan ayaa ka...

(Daawo Sawirro) Dawooyin dhacay & qalab Caafimaad oo lagu gubay fagaare ku yaalla Muqdisho

Dawooyin dhacay ayaa maanta Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu ku gubay fagaare ku yaalka xaafada Gubadley oo ku taalla duleedka degmada Kaaraan. Goobta lagu gubayay...

Madaxweynihii hore ee Somalia oo Nairobi kula kulmay Wasiiro & xildhibaano ka tirsan dowlada...

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo halkaas kula kulmay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo maanta Shir guddoomiyey Shirka Amniga Qaranka (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyey Shirka Amniga Qaranka oo u dhexeeya madaxda Dowladda Federaalka  iyo kuwa...

Shirkii ugu horeeyay ee Cilmi baaris Caafimaad oo lagu qabtay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Shirkii ugu horeeyay ee cilmi baaris caafimaad oo ay soo qabanqaabiso Jaamacada Jamhuuriya ee culuumta iyo tiknoolojiyada ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho ee caasimada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs