Monday, May 20, 2024

Israsaaseyn caawa ka dhacday Magaalada Garowe iyo Khasaare ka dhashay

Tachiirad khasaare nafeed geysatay ayaa caawa la isku weydaarsaday magaalada Garowe ee xarunta Puntland ka dib markii ay fooda is dareen ciidamo ka wada...

Fadeexad la soo deristay mid ka mid ah Musharraxiinta u taagan doorashada Somalia

Dowlada Sweden ayaa dhalashadii iyo baasaboorkii kala noqotay Madaxii hore ee dugsiga Muslimiinta Sweden Cabdirisaaq  Waaberi oo haatan ka mid ah ah musharaxiinta Madaxweynaha...

Qoorqoor oo cafis u fidiyey Sarkaal Ahlu-sunna kala soo goostay qori dhashiike ah

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa cafis u fidiyay Dhamme Nuurdeeq Ali Abdi faarax oo ka tirsan Saraakiisha Nabadsugida Soomaaliya balse Ahlusunna u...

Yuusuf Garaad: “Doorashada dalka ka socotaa waxay qaadan doontaa laba sano”

Wasiirkii hore ee arrimaha dibeda Somalia Yuusuf Garaad Cumar Axmed ayaa sheegay in doorashada xubnaha golaha shacabka ay qaadan doonto labo sano hadii aysan...

Ku dhowaad 100 qof oo ku naf waayey qarax ka dhacay dalka Sierra Leone...

Ku dhowada 100 qof ayaa ku dhintay tiro intaas ka badana way ku dhawaacmeen kadib markii qarax xooggan uu ka dhacay magaalada Freetown caasimadda...

Nin Mindi ku hubeysan oo dad tareen la socday ku weeraray Regensburg (Sawirro)

Saddex qof ayaa ku dhaawacmay weerar mindi loo adeegsaday oo ka dhacay gudaha tareen u kala safrayay magaalooyinka Regensburg iyo Nuremberg ee dalka Jarmalka. Sida...

Wiilka Madaxweyne Museveni oo taageero balaaran u muujiyay Jabhada TPLF

Wiilka uu dhalay Madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Musevani ayaa taageero balaaran u muujiyay Jabhada  TPLF ee dagaalka xoogan kula jira ciidamada federaalka Itoobiya iskuna...

Mahdi Guuleed oo si Rasmi ah xilka ugu kala wareejiyay Koofi iyo Cabdul ...

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Mahdi Maxamed Guleed ayaa ka qayb galay munaasabad uu xilka kula wareegay Agaasimaha cusub ee Hay'adda Socdaalka iyo...

Simon Mulongo oo Layaabay Go’aanka Soomaaliya looga eryay iyo Sababta keentay

Qoraal dhawaan kasoo baxay Wasaarada arimaha dibadda Xukuumada Soomaaliya ayaa dalka looga eryay Simon Mulongo oo ahaa Ku-xigeenka ergeyga gaarka ah Midowga Afrika u...

Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay Muqdisho iyo Faah Faahino kasoo baxaya

Qarax dhaliyay khasaaro isugu jira dhimashjo iyo dhaawac ayaa ka dhacay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan halka loo yaqaan Garsabaaley, waxaana qaraxan waxyeelo kasoo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs