Qarax Khasaaro geestay oo ka dhacay magaalada Kampala iyo Booliiska oo ka hadlay

Wararka ka imaanaya magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda ayaa sheegaya in xalay maqaayad kutaala magaaladaasi lagu weeraray qarax bambaano kaa oo dhaliyay khaasaaro...

Shirkadda Somtel oo Abaal marin ku bixisay Gaari Qaali ah (Daawo Sawirada)

Munaasabada ayaa waxaa lgu qabtay Hoolka casriga ah ee Xayat market Hall iyadoo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka socoto DFS, Bahda waxbarashada,...

Dagaal culus oo saakay mar kale ka qarxay magaalada Guriceel iyo Wararkii Ugu Dambeeyya

Waxaa saakay mar kale magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ka qarxay dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada dowlada federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya...

Saraakiil iyo Ciidamo kusoo dhaawacmay dagaalka Guriceel oo Muqdisho la keenay

Magaalada Muqdisho waxaa lasoo gaarsiiyay saraakiil iyo ciidamo katirsan dowlada Soomaaliya oo kusoo dhaawacmay dagaalka culus ee ka socda magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduuid. Sida...

Puntland oo labo cisho fasaxday goobaha Waxbarashada & sababta ka dambeysa

Maamulka Puntland ayaa fasaxay qaar ka mid ah goobaha Waxbarashada, gaar ahaan iskuulada ku yaalla Garoowe, Boosaaso, Qardho, Eyl iyo Ufeyn. Waxbarashada Puntland ayaa sheegtay...

Waa sidee caawa xaalada degmada Guriceel ka dib dagaaladii maanta ka dhacay ?

Xaalada degmada Guriceel ayaa caawa degan ka dib dagaal culus oo maanta ku dhexmaray ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug oo dhinac ah iyo ciidamada...

Yuusuf Dabageed oo Muqdisho soo gaaray, kana hadlay ujeedka safarkiisa (Sawirro)

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi balaaran oo uu Hogaaminayo ayaa maanta si wayn loogu soo dhoweeyay Magaalada...

Taliyihii ciidanka Kumandoska Danab ee Galmudug oo lagu dilay dagaalkii Guriceel

Taliyihii ciidamada Danab ee Maamulka Galmudug Cabdiladiif Faysal ayaa la xaqiijiyey inuu ku dhintay dagaalkii rogaal celiska ahaa ee galabta ka dhacay degmada Guriceel. Saraakiil...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs