Golaha wasiirada oo War kulul ka soo saaray weerarkii xafiiska RW Rooble (Sawirro)

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa  kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay uga hadleen arrimo muhiim oo khuseeya xaaladda dalka ,siyaasadda,amniga iyo...

DEG DEG: Dagaal ka qarxay Beladweyne iyo faahfaahino ka soo baxaya

Dagaal ayaa Magaalada Baledweyne ka bilowday goor dhaw oo fiidnimadii ah iyadoo qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada laga maqlayo rasaasta hub noocyo kala...

Taliska NISA oo soo saaray digniin la xiriirta khilaafka siyaaadeed ee Madaxda DF

Taliska Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa ciidamada qalabka sida uga digay inay ku milmaan arrimaha siyaasadda. Hadalka NISA ayaa ku soo beegmay xilli...

(Sawirro) Axmed Madoobe oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Muqdisho?

Madaxweynaha Jubbaland Mudane  Ahmed Mohamed Islaam, (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka. Axmed Madoobe waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay...

(Sawirro) Madaxweyne Saciid Deni & wafdi uu horkacayo oo soo gaaray Muqdisho

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Muqdisho. Wasiiro ka tirsan xukuumada iyo qeybaha kala duwan ee...

Taliye Xijaar oo ciidanka booliiska uga digay in ay ku milmaan Siyaasadda

Taliyaha ciidanka boliiska Soomaaliyeed janaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo kulan la qaatay saraakiil katirsan booliiska ayaa kala hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo...

Rooble oo xilka u kala wareejiyay Wasiirada Gaashaandhigga iyo Cadaaladda (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilka u kala wareejiyay Wasiirada cusub ee wasaaradda gaashaandhigga  iyo wasiirka cusub ee cadaaladda. Rooble...

Mid kamid ah dowladaha Yurub oo dalkeeda ka tarxiileysa dadka sharci la’aanta ah

Qaar kamid ah wadamada Yurub waxaa ku nool dad badan oo sharci la'aan ah, waxaana dadkaasi u badan yihiin kuwa qaab tahriib ah ku...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs