Ciidamada ATMIS/AMISOM oo Jen. Biixi ku wareejiyey hub kala duwan (Sawirro)

Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS/AMISOM ayaa hub lagu soo qabtay howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ku wareejiyay dowladda Federaalka Soomaaliya. Hubka ayaa isugu jiray Qoryaha...

(Daawo Sawirro) Wararkii u dambeeyey howlgalo ka socda Magaalada Dhuusamareeb

Ciidamada amniga dowlad goboeed Galmudug, ayaa caawa magaalada Dhuusamareeb ka bilaabay howlgallo balaaran oo amniga lagu xaqiijinayo. Askar badan oo iskugu jira Booliiska iyo Nabad...

Dowlada Soomaaliya oo goor dhow ka hadashay in beri ay Ciid tahay iyo in...

Dowlada Somalia ayaa sheegtay in beri oo Axad ah la dhameystirayo 30ka bisha Ramadaan ka dib markii la waayey cid aragtay bishii Shawwal oo...

(Sawirro) Milateriga Ruushka oo duqeymihii ugu tirada badnaa ka geystay Ukraine

Milateriga Ruushka ayaa sheegtay in ay duqeeyeen ku dhawaad 400 oo bartilmaameed oo ay leeyihiin cadowgooga Ukraine Ruushkana wuxuuna sheegay duqeymaha uu ku hayo fariisimaha...

DEG DEG: Boqortooyada Saudia Arabia oo go’aan ka soo saartay bisha Shawwal

Wasaarada diinta iyo awqaafta Sacuudiga ayaa shaacisay in bishii Shawwal ee caawa la filayey iney bilato lagu guuleysan waayey in la arko ka dib...

Dalalka Islaamka qaarkood oo caawa raadinaya bisha Shawwal iyo Warar sheegaya..

Wadamada Islaamka intooda badan ee bisha barakaysan ee Ramadaan billaabay Sabtidii ay ku beegneyd 2-da April ayaa caawa raadinaya dhalashada bisha Shawwal ee Ciidul...

Jen. Xijaar oo qodobo xasaasi ah kala hadlay Saraakiisha Ciidanka Booliska (Sawirro)

Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar, ayaa maanta Xarunta Akadeemiyada Ciidanka Booliska ee Janaraal Kaahiye, shir  kula qaatay saraakhiisa sarsare ee...

(Sawirro) Farmaajo oo kulankii u horeeyey la qaatay Gudoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka...

Guddoonka Aqalka Sare oo yeeshay kulan ay dhoor arrimood uga hadleen (Sawirro)

Guddoonka cusub ee Aqaka Sare Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii ugu horeeyay, waxa ayna kulankan guddoonka uga hadleen arrimo dhoor ah oo...

Xildhibaanada Gedo lagu soo doortay oo Jahwareer ku haya Shaqada Baarlamaanka iyo Guddoonka oo…

Waxaa maanta kulankiii xildhibaanada gollaha shacabka khalalaase ka abuuray xubno sheegtay in ay xildhibaano yihiin, kuwaa oo siyaabo kala duwan loogu soo doortay magaalooyinka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs