MadaxweynIhii hore ee Somalia oo loo doortay Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka

Madaxweynihii hore ee Somalia Shariif Shiikh Axmed ayaa goor dhow loo doortay Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Somalia. Shiikh Shariif oo kursiga loo xiray ayaa doorasho...

DF oo war ka soo saartay khilaafka ka taagan Safaarada Soomaalida ee Roma

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa dhowr jeer u yeertay Safiirkii hore inuu dalka dib ugu soo laabto si wax looga weydiiyo hab-dhaqankiisa...

Guddoonka Labada Aqal oo shaaciyay qabashada kulan Wadajir ah iyo arrimaha looga hadlayo (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur(Madoobe) ayaa maanta hoygiisa ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare mudane...

Dowladda Talyaaniga oo soo faragalisay Khilaaf ka taagan Safaaradda Soomaaliya ee Roma

Safaarada dowladda Soomaaliya ku leedahay magaalada Roma ee caasimadda dalka Talyaaniga ayaa waxaa ka taagan khilaaf xooggan oo u dhaxeeya safiirkii hore ee Soomaaliya...

Madaxweyne Muuse Biixi oo cafis u fidiyay Maxaabiis ka badan 350-Maxbuus

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-857/052022, Cafis Guud ugu fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada...

Farmaajo oo Tilmaamay hal arrin oo xoogga Saartay Dowladda uu Hoggaamiyo

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal hambalyo ah u diray dhammaan Shaqaale...

Dowladda Britain oo ka digtay weeraro iyo afduubyo ay qorsheeyeen kooxda Al Shabaab

Dowladda Britain ayaa soo saartay digniin ku aadan weeraro iyo afduub ay sheegeen in ay qorsheenayaan dagaalyahano katirsan kooxda Al Shabaab ee awoodda badan...

Mareykanka oo fariin u diray madaxda dowladda Itoobiya iyo Kooxda TPLF ee dagaalka wada

Dowladda Mareykanka ayaa dooneysa in colaada ka aloosan dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Tigrey iyo gobolada ku dhaw dhaw lagu xaliyo wadahadal iyo isu...

Dagaal Siyaasadeed ka dhax bilowday Midowgii Musharaxiinta ee mar wada jiray !!

Dagaal siyaasadeed xooggan ayaa ka dhax bilowday gollaha Midowga Musharaxiinta ee horey isugu baheestay in ay kasoo horjeestaan Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Farmaajo...

Faransiiska oo mar kale qaaday tallaabo kasii careesiineysa dowladda Ruushka

Dowladda Faransiiska ayaa kamid ah dowladaha Yurub ee sida weyn uga soo horjeestay duullaanka Ruushka ku qaaday dalka Ukraine, waxa ayna Faransiiska taageero u...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs