Saturday, May 4, 2024

Muwaadiniinta Israa’iil ee ku sugan dalka Turkiga oo loo diray Digniin adag

Maamulka Israa'iil ayaa muwaadiniintooda ku sugan dalka Turkiga ugu baaqay in ay si degdeg ah dalkaasi uga soo baxaan, waxa sidoo kale Israa'iil ugu...

Mareykanka oo Shaaciyay in Saddex arrin oo Muhiim ah ka taageerayaan DFS

Wasaaradda Arrimaha Debedda ee Maraykanka ayaa faahfaahin ka bixisay safarkii ay Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Debedda ee Maraykanka u qaabilsan dhinaca siyaasadda Victoria Nuland ay...

Muxuu Xassan Shiikh kala hadlay safiirada DF u fadhiya caalamka qaarkood? (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah danjireyaasha Soomaaliya u fadhiya dalalka caalamka, isagoo ku...

Guddoonka labada Aqal oo magacaabay Guddiga KMG ah ee Maaliyadda (Magacyada)

Guddoonka labada Aqal ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay guddigga KMG ah ee Maaliyadda BJFS. kaasoo ka kooban 16 xubnood. Talaabadan ayaa ku soo aaday xili...

Yaa ku guuleysan doona xilka Raisul Wasaaraha Damu-jadiid iyo Xisbiga Daljir?

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa lagu wadaa in dhawaan uu shaaciyo qofka uu u xushay raisul wasaaraha cusub, si loo soo dhiso xukuumad...

(Sawirro) Xasan Shiikh oo kulan xasaasi ah la qaatay Ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaamineyso Ku-xigeenka Arrimaha Siyaasadda ee Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka Marwo...

Dil ka dhacay Magaalada Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Dil loo geystay wiil dhalinyaro ah ayaa ka dhacay kontrol laga hubiyo Gaadiidka oo ciidamada amaanku ku leeyihiin wadada isku xirta isgoyska Banaadir &...

Raisul Wasaare Rooble oo Magacaabay guddi ka kooban 16 xubnood (Magacyada)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddi ka kooban 16 xubnood u magacaabay qabanqaabada xuska sanad-guurada 62aad ee maalmaha xorriyadda ee 26-ka...

Dowlada Somalia oo qodob muhiim ah kala hadashay QM iyo Mareykanka (Sawirro)

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha gurmadka abaaraha Md C/raxmaan C/shakuur ayaa maanta kulan la yeeshay ku xigeenka wasiirka arrimaha dibedda...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs