Sunday, May 19, 2024

R/W Xamse Barre iyo Xasan Sheekh oo isla gartay Xubnaha kamid noqonaya Golaha Wasiirada...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud oo ka soo laabtay socdaal rasmi ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Qaraxii maanta lagu dilay Cabdullaahi Cali Waafow

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehellada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday,...

Madaxweyne Guudlaawe oo furay kalfadhiga Baarlamaanka Hirshabelle (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta furay kalfadhiga 3aad Baarlamaanka...

Dowladda Somalia oo hal maalin fasaxday Shaqaalaha rayidka ah (Sababta)

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada waxay ku Wargalineysaa Dhammaan Hey’addaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Hay’addaha aan dowliga ahayn in dhalashada sanadka cusub ee taariikhda...

Laftagareen oo si kulul uga hadlay Qaraxii lagu dilay Gudoomiyihii Magaalada Marko

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa si kulul uga hadlay qarixii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Marko ee gobolka Sh/hoose,...

Wararkii u dambeeyey qaraxyo lagu riiqmay oo ka dhacay Suuqa degmada Afgooye

Dad ka badan 10 ruux ayaa ku dhintay, tiro kale oo intaas ka badana wey ku dhaawacmeen Qaraxyo maanta barqadii ka dhacay Suuqa Ariga...

Faahfaahin: Qarax ka dhacay guri lagu diyaarinayey oo Muqdisho ku yaalla (Sawirro)

Qarax xooggan ayaa maanta barqadii ka dhacay Magaalada Muqdisho, kaasoo si weyn looga maqlay meelo badan oo ka tirsan caasimada. Wararka ayaa sheegaya in qaraxan...

Al-Shabaab oo War ka soo saartay qaraxii lagu dilay Guddoomiyihii degmada Marko

Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay xarunta Maamulka degmada Marko ee gobolka Sh/hoose kaasoo lagu dilay 11 qof oo...

Qarax Ismiidaamin ah oo goordhaw lagu dilay Cabdullaahi Cali Waafow iyo Xubno kale

Wararka ka imaanaya magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in goordhaw qarax ismiidaamin ah oo halkaasi ka dhacay lagu dilay Guddoomiyihii...

Madaxweyne Mustafe: “Labo ujeedo ayey argagaxisadu u soo weerartay degaanka”

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka hadlay ujeedada laga lahaa weerarka Al-Shabaab ku qaaday degaano ku teedsan xadka Somalia iyo Itoobiya. Mustafe...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs