Wednesday, May 15, 2024

Madaxtooyada Somalia oo War kasoo saartay Shirka Sadex Geesoodka ee ka dhacaya Asmara 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo baxay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika, isaga oo...

Dowlad ka tirsan Yurub oo dalkeeda ka Mamnuucday cabista & ka ganacsiga shiishada

Dowlada Sweden ayaa soo saartay sharci dalkaas looga mamnuucayo goobaha lagu cabo shiishada iyo ka ganacsiga keenista wadanka.   Sweden ayaa hada laga cabaa shiishada ama...

Gaari ay la socdeen dad shacab ah oo qarax haleelay iyo khasaaro badan oo...

Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in qarax nuuca miinada ah uu haleelay gaari caasi ah ay la socdeen dad shacab ah,...

Jadwalka Doorashada todobo kursi oo kamid ah Gollaha Shacabka oo la Shaaciyay

Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanadda gollaha shacabka ee gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 7- kursi oo ka mid ah kuraasta Gollaha Shacabka...

RW Khayre oo la kulmay wafdigii Golaha amniga & Nabada Midowga Afrika (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa caawa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heerkiisu sarreeyo oo ka socda golaha amniga iyo nabadgelyada...

DEG DEG: Dibed-baxayaal iyo Musharaxiin lagu rasaaseeyey agagaarka isgoyska Km4

Rasaas xoogan ayaa goor dhow ka bilaabatay agagaarka isgoyska km4 ee magaalada Muqdisho xili ay xiran yihiin jidadka magaalada intooda badan. Wararka qaar ayaa sheegaya...

Daalibaan oo Shaacisay War cusub kadib markii ay la wareegeen talada Afgaanistan

Dagaalyahanada kooxda Daalibaan ayaa si buuxda ula wareegay awooda dalka Afgaanistan, kadib markii gudaha u galeen Madaxtooyada dalkaasi uu isaga cararay Madaxweynihii dalkaasi Ashraf...

Booliiska Kenya oo Xabsiga dhigay Ezekiel Odero iyo dambiga loo heesto oo la ogaaday

Ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa xabsiga dhigay baadari caan ah oo lagu magacaabo Ezekiel Odero, waxa ayna booliiska sheegeen in baadarigaan oo lagu tuhmayo...

Qaraxyo Khasaaro geestay oo ka dhacay magaalada Abu Dhabi (Daawo Sawirro)

Labo qarax oo dhaliyay khasaaro kala duwan ayaa ka dhacay maqaayado kuyaala Magaalada Abu Dhabi ee caasimada dalka Imaaraadka Carabta, sida ay ku warameen...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs