Sunday, May 19, 2024

Wadahadalo lagu doonayay in Ahlu Sunna uga baxaan Guriceel oo fashilmay iyo abaabul…

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in uu fashil kusoo dhamaaday wadahadalo lagu doonayay in Ahlu Sunna lagu qanciyo in...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo lagu soo dhoweeyey degaanka Nuur Dugle (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Wafdi  hogaaminayo oo maanta gaaray deegaanka Nuur-dugle ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaas. Madaxweynaha oo wafdigiisa uu...

Kusimaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo shir gudoomiyay kulan lagusoo bandhigayey Qorshaha Horumarinta Caasimada (Sawirro)

Ku Simaha Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka & Maaliyada, Mudane Xuseen Maxamed Nuur ayaa shir gudoomiyay kulan looga hadlayey Qorshaha Horumarinta...

Mareykanka oo Shaaciyay in Dambiyo dagaal ka dhaceen Itoobiya fartana ku fiiqay cidda ka...

Xoghayaha arrimaha debedda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa sheegay in xubno ka tirsan ciidamada milateriga ee Ethiopia ee ENDF, ciidamada Eriteria, ciidamada xoraynta Tigray...

Nin dhowaan qaatay diinta Islaamka oo fuliyey weerarkii xalay ka dhacay dalka Norwey

Nin u dhashay Demark oo 37 sano jir ah ayaa loo xiray weerarkii xalay ka dhacay dalka Norwey kaasoo booliska ay su'aalo waydiinayaan. Booliska waxay...

Guddoomiye Cali Jeyte oo afhayeen cusub u Magacaabay gobolka Hiiraan

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa magacaabay afhayeen cusub oo uu yeelanayo gobolkaas. Cabdi Muumin Cilmi ayaa loo magacaabay afhayeenka gobolka Hiiraan, iyadoo...

Askar lagu laayey qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay degmada Bannu (Sawirro)

Qof ismiidaamiyay oo saarnaa mooto ayaa qarax la beegsaday kolonyo ciidamada ammaanka ah oo ku sugnaa waqooyi galbeed Pakistan halkaasoo uu ku dilay ugu...

Wararkii Ugu Dambeeyay Iran oo soo riday Diyaarad ay leedahay Dowlada Mareykanka 

Ciidamada Cirka dalka Iran ayaa ku guuleestay in ay soo ridaan diyaarad nuuca aan duuliyaha laheyn oo leedahay Dowlada Mareykanka, diyaaradan ayaana la sheegay...

Kheyre oo gaarsiiyay Dadka Caabudwaaq Fariin uu ka waday Madaxweyne Farmaajo (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, oo safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Cadaado ayaa waxaa si heer sare...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs