Saturday, May 18, 2024

Hakan Çavuşoğlu & Wafdigiisa oo booqday saldhiga Turkigu ka dhistay Muqdisho (Daawo Sawirro)

Wafdigii uu hoggaaminayay Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Turkiga oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa booqday xarunta lagu Tababaro Ciidanka Militariga Soomaaliya oo ay Turkigu...

DEG DEG: Qarax goor dhow ka dhacay Magaalada Istanbul iyo khasaare ka dhashay

Qarax ka dhacay wadada caanka ah ee Istiklal Avenue ee magaalada Istanbul ayaa sababay dhimasho iyo dhaawac, sida uu sheegay sarkaal sare. Guddoomiyaha Istanbul Ali...

Taliyihii ilaalada Ra’iisul Wasaare Kheyre oo dadka soo xasuusiyay hab dhaqan laga tagay !!

Cabdullaahi Maxamed Jaamac (Codey) waxuu sanad ka badan ahaa taliyaha horinta sedaxaad ee ilaalada Ra’iisul Wasaarihii dhawaan kalsoonida lagala noqday ee Xasan Cali Khayre,...

Maxaabiis la sheegay iney ka tirsan yihiin Al-shabaab oo laga soo qabtay buuraha Calmadow...

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowlad goboleedka Puntland ayaa howlgallo amni xaqiijin ah ka fuliyay degaanada ku teedsan Buuraha Calmadow ee gobolka...

(Sawirro) Xowligii uu ku socday howlgalka ciidanka Ruushka ee Ukrine oo hoos u dhacay

Ciidamada Ruushka ee ku sii siqaya Kyiv iyo magaalooyin kale oo muhiim ah, taasi oo qeyb ka aheyd qorshe la doonayay in “lagu rido”...

(Daawo Sawirro) Masuliyiinta Galmudug oo markii ugu horeysay kulan ka soo muuqday iyagoo Mideysan

Madaxda hogaanka sare ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta iyagoo mideysan kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxwene Xaaf, Ku-xigeenkiisa...

Suxufiyiin sawirro ka qaadayay goob la qarxiyey oo lagu laayey qarax labaad (Daawo Sawirro)

Qaraxyo mataano ah oo ka dhacay magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afghanistan ayaa maanta dilay ugu yaraan 26 qof, oo ay ku jiraan suxufiyiin...

Caqabad soo wajahday kulankii ay yeelan lahaayeen Trump & Kim John un

Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay inuu ka baaqan doono shirka la qorsheeyay ee dhexmari doono isaga iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi haddii uusan u arag in...

Akhriso Shuruudaha laga rabo Musharaxiinta Gudoomiyaha G/ Shacabka iyo Xiliga ay Doorashada dhaceyso

Guddiga qaban qaabada doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa shaaciyay shuruudaha laga rabo Musharaxiinta kursigaasi u tartameysa iyo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs