Sunday, May 19, 2024

Xassan Shiikh: “Way na dhibaysaa dilka & dhibaataynta shacab kor u qaadaya calanka ...

Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud oo salaadda Jimcada kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay halganka dalka lagaga xoreynayo al-shabaab,...

Nin lagu amray inuu bixiyo 5 milyan oo doolar oo uu sharad ku galay

Aasaasihii shirkadda gogosha aqalka ee Maraykanka ee My Pillow ayaa lagu amray in uu siiyo $5 milyan oo doolar khabiirka caddeeyey in xogtiisa doorashada...

Nin Xaaskiisa si Farsameesan uga baxsaday mid kamid ah Kilyaheeda !!

Booliiska dalka Hindiya ayaa xabsiga dhigay labo nin oo Walaalo ah , kadib markii ragaasi lagu eedeeyay in si farsameesan kili ugala baxeen Haweeney...

Shil dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Ugu yaraan labo qof ayaa ku dhimatay, tiro kalena wey ku dhaawacmeen ka dib markii galabta shil gaadiid uu ka dhacay Magaalada Muqdisho. Shilkan oo...

Taliyeyaasha Ciidamada dowlada Somalia oo saaka gaaray degmada Balanbale (Sawirro)

Taliyeyaasha Ciidamada qalabka Sida ee Somalia oo maalmahan ku sugnaa magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud ayaa saaka gaaray degmada Balanbale ee isla gobolkaas Waxay wadaan...

Qoorqoor iyo Golihiisa Wasiirada oo dhegeystay warbixin xasaasi ah (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha wasiirrada oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka Dowladda mudnae Cali...

Kheyre oo Goob Fagaare ah ka cadeeyay Ujeedka uu Cadaado u tagay (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre oo galabta meel fagaara ah kula hadlay bulshada magaalada Cadaado ayaa sheegay in DFS...

Ra’isul Wasaare Kheyre oo digniin adag u diray Ganacsatada Muqdisho

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay muuqaal Online ah kulan kula qaatay qaar kamid ah ganacsatada magaalada Muqdisho, waxa uuna kala...

Maamulka Puntland oo ka jawaabay hadalkii ka soo yeeray Wasiir Goodax (Akhriso)

Wasiirka Waxbarashada dowladda Puntland Prof. Cabdullaahi Maxamed Xassan, ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeeray Wasiirka Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs