Wednesday, May 15, 2024

Hannaanka tirakoobka dadka iyo guryaha Soomaaliya oo la Daah-furay (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daah-furay hannaanka tirakoobka dadka iyo guryaha Soomaaliya oo ay soo diyaarisay Waasaradda...

Ururka Jaamacadda Carabta oo garab istaagay Somalia, digniina siiyay Itoobiya

Baarlamaanka Jaamacadda Carabta oo sheegay in si cad uu udiiddan yahay in faraha lalagalo arrimaha gudaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isagoo ku baaqay in la...

Madaxweyne Qoor Qoor oo la keenay Muqdisho iyo Warar sheegaya in loo qaadayo dalka…

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo xildhibaanno katirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo shalay ka bad baaday weerar ismiidaamin ah oo...

Cabsi xoogan oo lasoo daristay Haweenka ka shaqeeya Nadaafada gobolka Banaadir

Haweenka ka shaqeeya nadaafada Degmooyinka gobolka Banaadir ee loo yaqaan Malaamileyda ayaa xiligan waxaa lasoo darsay cabsi xoogan , iyaga oo ka cabsi qaba...

Ilhan Omar: “Waxaan ka argagaxay Yuhuuda la dejiyey Tuullooyinka Reer Falastiin”

Hadal-qoraal oo ay  Xildhibaanad Ilhan Omar oo ka tirsan Kongareeska Maraykanka soo saartay ayey ku sheegtay in wax laga argagaxo tahay arrintaasi oo horseeday...

DF oo War ka soo saartay shil dayuuradeed oo saaka ka dhacay degmada Ceel...

Hay’adda Duuliska Rayidka Soomaaliyeed ayaa War saxaafadeed ka soo saartay dayuurad ka baxday dhabaha diyaaradaha ee Garoonka Ceelbarde ee Gobolka Bakool. Ugu yaraan hal ruux...

Abaabul Dagaal oo ay qeyb ka yihiin dalal Shisheeye ka socda Gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya degmooyinka Buula-burte iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi ka socdaan abaabul dagaal oo ka dhan ah kooxda Al...

Netanyahu oo si adag uga falceliyey hubka uu ka xanibay Mareykanka

Raisal Wasaaraha Israa'iil Benjamin Netanyahu oo ka falcelinayey tallaabadii Mareykanku hubka uga joojiyay dhawaan ayaa sheegay in Israa'iil, ay kaligeed is difaaci doonto oo...

Wasiir Beyle oo shaaciyey War wanaagsan oo ku saabsan deymaha Somalia lagu leeyahay

Wasiirka Maaliyada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa faahfaahin ka bixiyay shir Magaalada Nairobi ku dhexmaray Hey’adda Lacag Aduunka, Bankiga Aduunka iyo...

Antonio Guterres oo si weyn uga carrooday dil ay geesteen Ciidamada Qaramada Midoobay

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa si weyn uga carrooday dil iyo dhaawac ay ciidamada nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay u geesteen...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs