Saturday, May 18, 2024

Wasaarada Caafimaadka DF oo shaacisay in dalka laga helay kiisas cusub oo COVID-19 ah

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay inay Feyruska Karoona ay...

Dowladda Soomaaliya iyo Hay’adda Interpeace oo heshiis kala saxiixday (Sawirro)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya iyo Hey’adda Interpeace ayaa maanta kala saxiixday isafgarad istaraatiiji ah oo la xiriira nabad-dhiska, waxaana heshiiska kala saxiixday Wasiirka...

(Daawo Sawirro) Qalbi-dhagax oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Jigjiga

C/kariin Muuse Qalbi-dhagax oo ka mid ah saraakiisha jabhada ONLF ayaa maanta gaaray magaalada Jigjiga ee xarunta degaanka Soomaalida. Qalbi-dhagax ayaa waxaa halkaas loogu soo...

Axmed Canshuur Xasan oo Shaaciyay Sababta uu uga soo goostay Al Shabaab

Magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle waxaa lagu soo bandhigay nin katirsanaa dagaalyahahanada Al Shabaab, kaa oo kasoo goostay kooxdii uu katirsanaa iskuna soo...

Xassan Shiikh oo ka hadlay geerida Prof. Max’uud Macallin Cali Tuuryare

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, ehelka iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle...

Ururka Haweenka Qaranka Soomaaliyeed Oo Muqdisho Ku Doortay Hoggaan Cusub(Sawiro)

Kulan ay boqolaal haweenka Soomaaliyeed ka tirsan ay ku yeesheen Hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa loogu doortay guddoomiyaha ururka haweenka Qaranka Soomaaliyeed...

Milateriga Israel oo dhalinyaro falastiiniyin ah ku laayey daanta Galbeed (Sawirro)

Ciidamada Israel ayaa dilay 19 jir Falastiini ah intii lagu guda jiray duulaan ka dhacay Daanta Galbeed ee la haysto, iyadoo rabshado ay sare...

Dowlada Somalia oo amar ku soo rogtay ganacsatada dalka keenta Shidaalka (Akhriso)

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka Xukuumada federaalka Somalia ayaa amar ku soo rogtay Ganacsatada dalka keena Shidaalka. amarka ayaa sheegaya in shidaalka ay dalka keenayaan la...

Mareykanka oo isbarbar dhigay dagaalkii ku qabsaday Muqdisho & waxa Israel ku sugaya Gaza

Agaasimihii hore ee hay’adda sirdoonka Maraykanka ee CIA-da Mareykanka David Petraeus,  ayaan sheegay in weerarka dhulka ee ay Israel qorshaynayaan inay ku galaan Qaza,...

Mareykanka oo Digniin adag u diray Duuliyaashiisa iyo Muwaadiniinta ku sugan Israa’iil

Dowladda Mareykanka ayaa digniin adag u dirtay duuliyaasha diyaaradaha ee adeegsanaya hawada dhulka ay maamusho Israa'iil, xilli dagaal iyo duqeymo u dhaxeeya ciidamada Israa'iil...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs