Friday, May 17, 2024

Dhalinyaro careesan oo Weeraray Dhismihii lagu kufsaday laguna dilay Xamdi Maxamed

Dhalinyaro careesan oo u badnaa gabdho ayaa banaan bax rabshado watay ka dhigay afaafka hore dhismihii Jimcihii lagu kufsaday laguna dilay Gabar Soomaaliyeed oo...

Xildhibaan Soomaali Canadian ah oo si adag uga hor yimid Soomaalida laga taxiilayo Canada

Dowladda Canada ayaa wada qorshe ay ku tarxiileyso Soomaali badan oo lagu helay in dalkaasi ku galeen baasabooro dalal kale oo nabadi ka jirto,...

Madaxtooyada Somalia oo War kasoo saartay Shirka Sadex Geesoodka ee ka dhacaya Asmara 

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hor-kacaya dadaallo lagu xoojinayo qodobbadii ka soo baxay Madasha Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika, isaga oo...

Wasiir katirsan Xukuumada Somalia oo hal mar magacaabay Agaasime iyo Xoghaye joogto

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga  Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo kamid ah Wasiirada ugu saameynta badan Xukuumada ayaa hal mar magacaabay Agaasimaha guud ee Wasaaradaasi...

Duqa magaalada Muqdisho oo caawa soo saaray Amar cusub (Akhriso)

Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa amar ku bixiyey in Makhaayadaha iyo Hoteellada ku yaalla Xeebta Liido...

Madaxweyne Mustafe oo war cusub ka soo saaray kala dirida ciidanka Liyu Boolis

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumed Cumar (Cagjar) ayaa soo saaray qoraal uu kaga hadlayo faa'iidoyinka ku jira isbedelka lagu sameynayo ciidanka booliska gaarka...

Yaa ka dambeeyey joojinta safarkii RW Khayre ku tegi lahaa degaanka Garacad?

Ra’isal Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo booqasho ku jooga degaanada Puntland ayaa ka baaqsaday qorshe uu ku dhagax dhigi lahaa dekadda degmada...

(Daawo Sawirro) Qalbi dhagax oo ku dhowaad sanad ka dib waqti la qaadanaya qoyskiisa

C/kariin Muuse Qalbi dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Jabhada ONLF dhowaana laga sii daayey xabsi ku yaalla Itoobiya ayaa ku dhowaad sanad ka...

(Sawirro) Shiinaha oo Dowlada Somalia ku wareejiyey dhaqaale loogu talao galay..

Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle  ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs