Thursday, May 23, 2024

Guddoomiyihii gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday & mid kale oo la magacaabay

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa xafiiskiisa ka soo saaray wareegto xilka looga qaaday guddoomiyihii gobolka Hiiraan Cali Maxamad Caraale. Isla wareegtadan ayaa lagu magacaabay...

Golaha Wadatashiga Qaran oo la kulmay Wakiilada Beesha Caalamka (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ay wehliyaan madaxda dowlad goboleedyada oo xubno ka ah Golaha Wadatashiga Qaranka ayaa kulan...

Madaxweyne Laftagareen oo amray in la bilaabo Dagaal ka dhan ah Al Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey u diyaar garowga wajiga 2-aad ee dagaalka dalka looga saarayo kooxda...

Muxuu Madaxweyne Farmaajo ka yiri doorashadii saaka ka dhacday Garowe? (Akhriso)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi...

Isgaarsiinta Baydhabo oo hawada laga saaray iyo Sababta keentay oo la ogaaday

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta hawada laga saaray isgaarsiintii magaaladaasi ka shaqeeneysay. Sida...

Iran oo lagu eedeeyay Weerar Khasaaro geestay oo lagu qaaday Markabka Mercer Street

Laba shaqaale oo ka shaqeynayay markab shidaal oo ay maamusho shirkad uu leeyahay ganacsade caan ah oo Israeli ah ayaa lagu dilay xeebaha Cumaan,...

Soomaali laga soo daad-gureeyay Colaada Sudan oo Muqdisho laga soo dejiyay (Sawirro)

Waxaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad siday muwaadiniin Soomaaliyeed oo laga soo qaaday dalka Sudan , uu ka...

Kooxda Taalibaan iyo Dowladda Ruushka oo heshiis cusub oo kala saxiixday

Xukuumadda Taliban iyo dawladda Ruushka ayaa sheegay in Ruushka uu ansixiyey heshiis ku meel gaadh ah oo ay la gaashay xukuumadda Taliban, si ay...

Mareykanka oo qeylo dhaan kasoo saaray xad-gudubyo waa weyn oo ay geesaneyso dowladda Itoobiya

Dowladda Mareykanka ayaa qeylo dhaan ka muujisay sii socoshada xadgudubyada ka dhanka ah xuquuquda aadanaha ee ka socda Itoobiya, kuwaas oo laga yaabo in...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs