Saturday, May 18, 2024

Dowladda Soomaliya waxa laga sugayo mise waxey ku mashquulsan tahay?

Marka aad daawato Tv-yada sido kale aad booqoto baraha bulshada waxaad arkeysaa maalinba horumar ay sameysay dowladda federaalka Soomaliya oo lasoo bandhigayo. Tusaale;  waxaa la...

Walaalo ku dhintay qaraxyadii maanta iyo warbixino kale oo Murugo leh (Sawirro cusub)

Qaraxyadii Maanta ka dhacay nawaaxiga Zoope ee magaalada Muqdisho ayaa dad badan soo xusuusiyey kii 2017kii ka dhacay isla goobtaas, waxaana ka dhashay qaraxyada...

Nairobi Xoog Xamarna Xisaab: Guuldarrada Isballaarinta Dowlada Kenya !!

Soomaaliya ayaa soo gabagabeysay garnaqsigeedii doodda afka dacwada Badweynta Hindiya ee kala dhexeysa Kenya. Qaaddacaadda Kenya ee dacwada waxaa ku guuldarraystay qorshihii isballaarinta Uhuru...

Kolonyo ay wateen ciidamada AMISOM oo Muqdisho lagu Weeraray

Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen ciidamada AMISOM ayaa caawa maqribkii qarax lagula eegtay agagaarka Isgoyska SOS oo ka tirsan degmada Heliwaa ee gobolka...

Shir ay Wadajir ah u qaban qaabiyeen Simad iyo Jamhuuriya oo Muqdisho ka furmay...

Shirkii 4-aad ee Culuumta Caafimaadka oo ay si wadajir ah u wada qabanqaabiyeen Jaamacadda SIMAD iyo Jaamacadda Jamhuuriya ayaa Maanta Ka furmay Magaalada Muqdisho. Shirka...

Ra’isul Wasaare caan ah oo Geeriyooday xili uu shir la lahaa Golihiisa Wasiirada

Ra'isal wasaaraha dalka Ivory Coast Amadou Gon Coulibaly , ayaa xanuun deg deg ah kusoo booday xili uu shir la lahaa Golihiisa Wasiirada, waxa...

Farmaajo oo boorsooyinkiisa ka xir xiranaya Villa Soomaaliya iyo Madaxweyne Xasan Sheekh oo…

Madaxweynihii hore ee dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa boorsooyinkiisa kasii xir xiranaya xarunta Madaxtooyada Soomaaliya uu degnaa muddo ka badan shan sanno...

Muxuu Aadan Madoobe ku soo arkay xarunta heyaddda Sodma? (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kormeeray xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA. Guddoomiyaha Golaha...

Madaxweyne Guudlaawe iyo Mike Nithavrianakis oo arrimo muhiim ah kawada hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha  Hirshabeelle mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta kulan kula qaatay magaalada Muqdisho safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiyo Soomaaliya Danjire Mike Nithavrianakis...

Yaa Carqaladeynaya Dadaallada Sii Daynta Dhakhaatiir Gacanta ugu jira Al Shabaab ?

Wakaaladda warbaahinta “The Associated Press” oo soo xiganaysa saraakiil Soomaaliyeed oo aan la magac dhabin ayaa maalintii Arbacada October 8, 2020 soo tebisay in...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs