Friday, May 17, 2024

R/W Kheyre oo kulan la qaatay Masuuliyiin iyo Bulshada Caabudwaaq (Daawo Sawirada)

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Caabuudwaaq kulan la qaatay qaybaha kala duwan ee Bulshada ku nool magaalada. Kulanka...

RW Somalia oo go’aano cusub ka soo saaray xayiraadii ka dhalatay cudurka Coronavirus

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa caawa ka hadlay dhibaatada Caabuqa Corona iyo cudurka ka dhasha ee loo yaqaan Covid19,...

Britain oo balan-qaaday iney saddex arrin ka taageereyso dowlada Somalia

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Salah Jamac ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Mudane Mike Nithavrianakis. Waxay ka...

(Sawirro) Madaxweyne amar ku bixiyey in la laayo dibed-baxayaal diidan hogaankiisa

Madaxweynaha Kazakhstan Kassym-Jomart Tokayev ayaa amray ciidamada ammaanka inay toogan karaan isla markaana dili karaan mudaaharaadayaasha, taasoo timid ka dib toddobaad rabshado ah oo...

Tahriibayaal Soomaali ah oo u badan Gabdho oo ku dhintay Badda Gariiga

Tahriibayaal Soomaali ah oo doon ka raacay xeebaha dalka Turkiga ayaa ku dhintay badda dalka Gariiga, waxaana tahriibayaashan dhintay oo u badan gabdho la...

Nin dil iyo dhaawac u geestay labo wiil uu Abti u ahaa iyo Faah...

Waxaa maanta xaafada Kooshin ee magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacay dil dad badan ka argagaxeen, kaddib markii nin hubeysan uu halkaasi...

Munaasabad lagu daah-furayey Bankiga DARYEEL oo lagu qabtay London (Daawo Sawirro)

Munaasabada ballaaran oo lagu daahfurayey Bankiga cusub ee Daryeel Bank oo ay leedahay Shirkadaha Xawaalada Iftin Group ayaa lagu qabtay magaalada London ee dalka...

Meydka Soomaali toorey lagu dilay oo laga helay Magaaladda Plauen (Daawo Sawirro)

Maydka wiil 19 jir Soomaali ah ayaa xalay laga helay wado ku taala magaaladda Plauen ee gobolka Sachsen ee wadanka Jarmalka. Booliska ayaa sheegay in...

Fadeexad lasoo daristay Andrew Cuomo iyo Madaxweyne Biden oo ugu baaqay in uu is...

Guddoomiyaha gobolka New York Andrew Cuomo, ayaa waxaa lasoo darsay fadeexad xun oo sababtay in lagu cadaadiyo in xilka baneeyo, waxaana fadeexada masuulkan lasoo...

Dowladda Kenya oo war cusub oo yaab leh ka soo saartay dacwadda Badda (Akhriso)

Dawladda Kenya ayaa qoraal ay soo saartey waxay ku sheegtay in sababta ay dacwadda badda uga qaybgali weyday ay tahay Cadaalad darrada maxkamadda ICJ,...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs