Saturday, May 18, 2024

Muxuu Uhuru Kenyatta Gooni Ugula Faqay Erdogan Maxaase Farmaajo Ka Baajiyey Madasha?

Madasha Diblomaasiyadda “Antalya Diplomacy Forum” oo seddax maalmood ka socotay magaalada Antalya ee Turkiga 18kii ilaa 20kii June, ayaa waxyaabaha diiradda lagu saaray waxaa...

Weerar Khasaaro geestay oo ka dhacay Duleedka magaalada Muqdisho

Kooxo hubeesan ayaa maanta weerar gaadmo ah waxa ay ku dileen askar katirsan ciidanka dowlada Soomaaliya oo marayay agagaarka halka loo yaqaan Weydoow oo...

Kenya oo Mucaaradka Itoobiya Uga Raadineysa Guddaha Soomaaliya Fariisimo Cusub

Khilaafkii, iyo wadashaqeyn la’aanta u dhaxaysa Dowladda dhexe iyo Maamul goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya ayaa galay marxalad cusub, kaddib markii ay soo jiidatay dareenka...

Qaramada Midoobay oo Bogaadisay tallaabo uu qaaday Madaxweynaha xilka ka degay ee Farmaajo

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa hambalyo loogu diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guuleestay doorasho xalay...

Maxaa ka soo baxay kulan dhexmaray Wasiirka Arrimaha Gudaha & Jen. Xuud?

Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya Genaral Mukhtaar Xuseen Afrax, Genaral Xuud iyo odayaal dhaqan ayaa shir ku yeeshay degaan u dhaw degaanka Ceel-gaal ee duleedka...

Miisaaniyada Dowlada Soomaaliya ee sanadka 2024 oo la daah furay

Munaasabad si heer sare ay u soo agaasintay Waaxda Maaliyadda Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Soomaaliya oo ay ka qeyb galeen Wasiirka maaliyadda Soomaaliya mudane Biixi...

Mahad Salaad oo sharci daro ku sifeeyey qoraalkii DF ka soo saartay doorashada Galmudug

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaannada Federaalka ee kasoo jeeda Galmudug ayaa sharci darro ku tilmaamay qoraal ay xalay soo saartay wasaaradda...

Dowlada Soomaaliya oo maanta lagu wareejiyay labo Diyaaradood oo helicopter ah (Sawirro)

Wasaarada Beeraha Xukuumada federaalka Soomaaliya ayaa maanta munaasabad kooban oo ka dhacday garoonka Aadan Cadde lagula wareejiyay labo diyaaradood oo nuuca qumaatiga u kaca...

Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Amar saameenaya Wasiiradda siiyay Wasiirka Maaliyadda

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa qoraal uu u diray wasiirka maaliyadda ku amray in qeyb kamid ah lacagaha...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs