Friday, May 17, 2024

Ku-simaha Madaxweynaha oo kulan la qaatay Golaha Malaaqyada Koonfur Galbeed (Sawirro)

Ku-simaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay Golaha Malaaqyada Dhaqanka ee Koonfur...

Wararkii Ugu Dambeeyay qaraxii Is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Muqdisho (Sawirro)

Qarax is-miidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa saakay ka dhacay isgooska Ifka Xalane, gaar ahaan halka ay ku...

Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday xero ay leeyihiin Ciidanka xoogga dalka

Dagaallamayaal katirsan kooxda Al Shabaab ayaa xalay weerar culus oo ku bilowday hoobiyaal ku qaaday xero ciidanka xoogga dalka ku leeyihiin deegaanka Sabiib ee...

Tahriibayaal Soomaaliyeed oo saakay dalka dib loogu soo celiyay (Sawirro)

Waxaa saakay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho kasoo degtay diyaarad ay la socdeen tahriibayaal Soomaaliyeed oo in mudo ah ku xayirnaa magaalooyin...

Deni oo daahfuray Shirweyne dhaqaale ururin ah, kuna deeqay Milyan Dollar (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay si rasmi ah u daahfuray Shirweynaha gurmadka Abaaraha oo ah Shir loogu qareemayo looguna gurmanayo dadka...

Milateriga Israel oo dilay dhalinyaro Falastiiniyiin ah & xiisad ka dhalatay (Sawirro)

Ciidamada Israel ayaa toogasho ku dilay saddex dagaalyahan oo Falastiini ah manta kuwaasoo rasaas ku furay ciidamada ku sugan Daanta Galbeed ee la haysto,...

Wakiilo ka socda Beesha Caalamka oo gaaray Dhuuso Mareeb (Daawo Sawirada)

Wakiilo ka socda Beesha Caalamka iyo dowladaha taageera dowlada federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw gaaray magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta Maamul goboleedka Galmudug. Wasiiro katirsan Xukuumada...

Ujeedka Farmaajo ka lahaa Wareegtada caawa ka soo baxday oo la ogaaday

Madaxweynaha xiligu ka dhamaaday ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Xeer Madaxweyne ku joojiyay in Hay’adaha Dowladdu galaan heshiis ama is af-garad kasta...

Dowlada Ethiopia oo bilaabeysa buuxinta biya-xireenka wabiga Niil xili aan wali la heshiin

Waa loollan ku saabsan isticmaalka biyaha wabiga Nile, kaasi oo Masar ugu yeertay khatar jirta, Itoobiyana waxay ku tilmaantay mahsruuc malaayiin qof ka saaraya...

Qatar oo beenisay hadal ka soo yeeray Safiirkii hore ee Maraykanka u joogay Somalia

Dawladda Qatar ayaa beenisay inay jiraan lacago ay Soomaaliya usoo mariso Agaasimaha Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya (NISA) Fahad Yaasiin. Eedayntaas ayaa ku jirtay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs