Friday, May 10, 2024
Home Search

- search results

If you're not happy with the results, please do another search

Xassan Shiikh oo saddex arrin uga mahad celiyey Midowga Yurub (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay Munaasabadda Maalinta Midowga Yurub. Xassan Shiikh ayaa kaga mahad celiyay taageeradooda joogtada ah...

Xabaal wadareed cusub oo laga helay agagaarka Isbitaalka Al-shifa ee Gaza

Kooxaha caafimaadka Falastiiniyiinta ayaa sheegay in ay heleen xabaal wadareed saddexaad oo ku dhex jira dhismaha caafimaadka ee Isbitaalka Al-Shifa , iyaga oo soo...

Britain oo ceyrisay diblomaasiyiin Ruush ah iyo xiisad culus oo ka dhalatay

Ingiriiska ayaa goor dhow ku dhawaaqay tallaabooyin ka dhan ah Ruushka , kaddib markii xog-hayaha arrimaha gudaha Ingiriiska, James Cleverly uu sheegay inay dalkooda...

Maxay ka wada hadleen Wasiirada arrimaha dibeda dalalka Itoobiya & Turkiga?

Wasiirka Arrimaha dibadda Turkiga Hakan Fidan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay dhiggiisa Itoobiya, Taye Atske-Selassie  oo booqasho ku jooga Turkiga. Waxaa la sheegay inay ka...

RW Xamse oo kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka Kenya (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo kulan la qaatay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Kenya, ayaa diiradda lagu...

Maxay tahay digniinta Masar ka bixisay weerarka ciidamada Israel ku galeen Rafah?

Masar ayaa dhaleeceysay howgalka Israel ee Rafax, waxayna uga digtay in la wareegistooda goobta laga galo Rafax ay khatar ku tahay nolosha in ka...

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Faahfaahin laga bixiyey shaqaaqo dhimasho geysatay oo ka dhacday Laascaanod

Ciidanka Booliska SSC-Khaatumo ayaa ka warbixiyey israsasaynta xalay magaalada Laascaanood ku dhexmartay ciidan samaynayay howlgal iyo koox hubuysan oo sababay khasaaare dhimasho iyo dhaawac...

Wasiir Cali Xoosh oo shacabka ugu baaqay ineysan dhayalsan digniinta DF soo saartay

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Md. Cali Yuusuf Cali Xoosh ayaa maanta waxa uu tagay xarunta Qaran ee howlgalada gurmadka deg-deg ah ee SoDMA ,...

Go’aano ka soo baxay shir xasaasi ah oo ka dhacay Balad Xaawo (Sawirro)

Shir looga hadlayay amniga degmada Baladxaawo ayaa saaka ka dhacay degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo . Shirkan oo ahaa mid diirada lagu saarayay adkeynta amniga...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs