Allbanaadir.com
MUQDISHONEWS

Isimada Puntland oo go’aano culus ka soo saaray khilaafka ka taagan doorashada

Isimada dhaqanka Puntlkand oo maalmahan shir uga socday magaalada Garowe ayaa soo saaray caawa go’aano ku saabsan sida loo wajahayo doorashada hogaanka Puntland oo khilaaf xoogan uu ka taagan yahay.

Isimada ayaa soo saaray bayaan dharbaxo ku ah qorshaha Deni ee doorashada iyo go’aanadii ka soo baxay guddiga doorashooyinka.

“Waa in Xildhibaanada lagu soo xulaa nidaamkii hore lagu dooran jirey ee 66-da” ayaa lagu yiri bayaanka Isimada oo sidan hoose u qornaa.

HOOS KA AKHRISO SAWIRADA ISIMADA IYO BAYAANKA

Related posts

Dowladda Soomaaliya oo Shahaado Sharaf guddoonsiisay una mahad-celisay Jorge Vargas

Cabdi Cade

Ciidanka Kumaandooska Soomaaliya oo howgal qorsheesan fuliyay

Cabdi Cade

Madaxda maamul goboleedyada oo Shir Xasaasi ah ku yeelanaya Kismaayo

Cabdi Cade
Taboola Ads ---