Muuse Biixi oo isku shaandheyn kooban ku sameeyey wasiiro ka tirsan Somaliland (Akhriso)

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto oo summadeedu kala tahay JSL/XM/XKQ/222/1-973/042023, JSL/XM/WM/222-975/042023 iyo JSL/XM/WM/222-976/042023 uu xilka qaadis, magacaabid iyo Bedel ku  sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland.

Waxayna u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:

Xafiisaka Shabakada Allbanaadir.com
Muqdisho Somalia
Allbanaadir@live.com

- Advertisement -